Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo xariga ka jaray qeyb loogu talagalay Carruurta oo laga hirgeliyay...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fawziya Abiikar iyo Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza ayaa maanta xariga ka jaray xarun cusub oo laga...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda...

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa qaabilay afhayeenka Xukuumadda oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahin Macallimuu ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga looga soo daaweyay dhaawac ka soo gaaray...

Shiinaha oo ergey cusub u soo magacaawday geeska Afrika

0
Dowlada Shiinaha ayaa Xue Bing, u soo magacaawday in uu noqdo ergay u qaabilsan geeska Afrika. Xue ayaa horay uga soo noqday safiirka Shiinaha u...

Rasaas ay fureen ciidanka Israa’iil oo sababtay dhimashada hal qof

0
-Wiil 14 jir Falastiini ah ayaa u dhintay Talaadadii dhaawac ka soo gaaray rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen daanta galbeed ee la haysto,...

kulan ay khamiista wada yeelan lahaayeen Xoghaya arrimaha dibedda maraykanka iyo wasiirka arrimaha dibedda...

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay  in kulan la qorsheeyay inuu Khamiista la yeesho wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe

0
Jowhar- Ururka 4-aad guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Goobaale ee gobolka Shabeellaha dhexe, ujeedka...

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed

0
Garoowe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha dowlad goboleedka iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida...

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay kooxo argagixiso ah

0
Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku dhigay kooxo weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday saldhigyada booliska qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Afhayeenka booliska...

Qaramada midoobay oo cambaareysay dhaqdhaqaaqyada uu Ruushka ka wado bariga Yukurayn

0
Kulan deg deg ah oo ay yeesheen golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu cambaareeyay xiisadda sii xumaaneysa ee Ukraine, kadib markii ay xukuumadda...