Wararka

Wafdi ka socda Ruushka oo gaaray Belarus si ay wadahadal ula yeeshaan dalka Ukraine

0
Wafdi ka socda Ruushka ayaa gaaray Belarus si ay wadahadal ula yeeshaan Dalka Ukraine, sida uu afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov u sheegay warbaahinta. Wafdigan ayaa...

DEG DEG: Ciidanka Ruushka oo gacanta ku dhigay magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine

0
Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiiha deegaanka. Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaysa...

Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine oo galay maalintii 4-aad

0
Dagaalka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine oo galay maalintii affaraad ayaa lagu soo waramayaa in ciidanka Ukraine ay jilibka u aasteen sidii isaga...

Ciidamada Difaaca Kenya oo howlgal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada Difaaca Kenya ayaa sheegay in maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo afar gaaraya ay ku dileen deegaanka Sarira ee u dhow Keymaha Boni, ee...

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay Liiska doorashada 4-kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu magaalada Baydhabo, Kuwaas oo doorashadoodu la qabandoono isbuucan. Kuraasta...

Shirka Madasha Golaha Horumarinta Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho

0
Shirkaan oo ay ku mideeysan yahiin Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarnta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya  iyo Wasaaradaha Qorsheynta ee Dowlad Gobaleedyada. Madashan waxaa ka qeyb...

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo Shir guddoomiyay kulanka Guddiga Gaadiidka Cirka

0
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudaned Duran Axmed Faarax ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka Aas aasida Guddiga Gaadiidka Cirka kaas oo shaqooyin...

Ukraine oo Hey’adaha Lacagta Adduunka ka codsatay gargaar degdeg ah

0
Maamulka sare ee Sanduuqa Lacagta Adduunka, ayaa ku dhawaaqay in Ukraine ay ka codsatay hay’adda maaliyadeed ee caalamiga ah gargaar maaliyadeed oo degdeg ah. “Waxaan...

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay Jadwalka Doorashada 11kursi

0
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay  Qaybtii 2-aad 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taalla Magaalada Beledweyne. Guddiga ayaa horay...

Aqalka Cad oo Congress-ka ka codsaday inay ansixiyaan $6.4 bilyan oo lagu caawinaayo Ukraine

0
Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka, ayaa ka codsaday Congress-ka  inay ansixiyaan  lacag gaareysa 6.4 bilyan oo doolar, si wax looga qabto dhibaatooyinka bini’aadannimo...