Wararka

Galmudug iyo Koofur Galbeed oo maanta soo gabagabeynayo Doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka

0
Dowlad Goboleedyadda Galmudug & Koofur galbeed ayaa maanta soo gabagabeynayo doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda halkaas ahayd. Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Dooraneyso...

Taliyaha ciidanka cirka Soomaaliya oo la kulmay Saraakiil ka socota dalka Pakistan

0
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Sarreeye guuto, Maxamuud Sheekh Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Cirka dalka Pakistan. Saraakiishan ayaa u imid...

Xubno ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo maanta lagu soo bandhigay Bariire

0
-Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad ayaa gacanta ku soo dhigay seddax dhalinyaro ah oo sida la sheegay Argagixisada...

Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo daahfurtay Tababarka Tababarayaasha (ToT).

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka & Dib u Heshisiinta XFS Saciid Cabdullahi Calasow ayaa Maanta daahfuray Tababarka Tababarayaasha (ToT) ee Mac-hadka dowladaha...

C/Raxmaan Caga weyne oo loo doortay Xildhibaan ka mid ah Golaha Shacabka BFS

0
Guddiga Doorashada Galmudug aya xalay qabtay Doorashada Kursiga HOP#095 oo ay tartan adag kuwada kaleyn murashixiinta kala ah:- 1 – Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud 2 – Maxamuud...

Galmudug oo soo saartay jadwalka doorashada 3-da kursi ee u dambeysa

0
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah: HOP#018 HOP#021 HOP#020 3-daan kursi oo ah kuwii...

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansaxiyay miisaaniyadda KMG ah ee April ilaa June

0
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan $ 206,474,223,...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Anita Kiki Gbeho iyo Wafdi ay hoggaaminayso

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Wafdi ay  hoggaaminayso  Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada...

Wasiirka Wasaaradda Gadiidka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geeriddii Marxuun Xuseen Cali Cosoble

0
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka  oo ka tacsiyeeyey Geeriddii  ku timid mid ka mid shaqaala hay’adda Duulista. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo dib loo doortay

0
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa maanta ka bilaabatay doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku soo baxay...