Wararka

Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ka mid ah ciidamada qalabka sida...

0
Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ma mid ah ciidamada qalabka sida ee Ruushka. Ukraine ayaa sidoo kale shalay sheegtay inay burburisay toddobo...

Madaxwaynaha Galmudug oo kulan la qaatay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug

0
Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug, iyo xubno ka tirsan heer...

Guddiga doorashooyinka Puntland oo doortay Guddoomiye kuxigeen

0
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta doortay Guddoomiye kuxigeenka, kadib markii dhawaan uu xilkaas isaga tagay Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Ceynaanshe Yuusuf Xuseen. Fadhi ay...

Jubbaland oo soo saartay liiska 16-ka kursi ee deegaan doorashada labaad

0
Gudiga Doorashada Jubaland ayaa shaaciyey 16kii kursi oo kamid ah kuraasta taallo magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gado Qoraalka ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay...

Guddiga doorashooyinka heer federaal oo oo shaaciyey maalinta la dhaarinayo BFS

0
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la...

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaha cafimaadka

0
Wasaaradda caafimaadka maamul goboleedka Galmudug ayaa magaaladda Dhuusa-mareeb tababar uga furtay 54 qof oo ka tirsan guddiga heer bulsho ee mashruuca Marwo caafimaad oo...

Xildhibaannadii ugu dambeeyay koofur galbeed oo maanta lagu doortay Baydhabo

0
Toddoba Kursi oo ka harsanayd 69 xildhibaan oo ay degaan doorashoodu tahay koofur galbeed ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhabo. Xildhibaannada maanta lagu doortay Baydhabo...

Duqa Muqdisho iyo safiirka Shiinaha u jooga Soomaaliya oo ka wada hadlay horumarinta caasimadda

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi...

RAISUL WASAARE KU XIGEENKA DALKA OO DAAHFURAY MUSAABAD DIB LOOGU FURAYO DHOOFINTA XOOLAHA SOOMAALIYA...

0
Raysal wasaare ku xigeenka dalka mudane mahdi maxamed guuleed ayaa si rasmiya u daahfuray munaasibad balaaran oo dawladda soomaliya ku shaacinaysay dib ufurista xoolaha...

Maamulihii iskuulka Deyniile oo saaka qarax lagu dilay

0
Alle Ha u naxariitee Maamulihii iskuulka Deyniile ayaa lagu dilay qarax ka dhacay wadad laamiga ah ee degmadda Dayniile. Marxuum Daahir Xasan Tooxow (Daahir Dig...