Wararka

Goob qashinka lagu keydiyo oo laga hirgeliyay duleedka magaalada Jowha

0
Muqdisho (SONNA)-Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar  ayaa bilaabay ololo nadaaafadeed oo ku saabsan bilic soo celinta caasimadda Hirshabeelle ka fuliyay magaalada...

Wasiirka Tamarta dalka oo qaabilay u qeybsanaha arrimaha diinta ee safaaradda

0
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Safaarada Turkiga...

Wasiirka Tamarta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha arrimaha diinta ee safaaradda Turkiga+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Safaarada Turkiga ee Soomaaliya...

Danjirihii hore ee Soomaaliya u qaabilsanaa Washington oo Mareykanka ku geeriyooday

0
Allah u naxariistee, danjire Cabdikariim Cali Cumar oo ahaa danjirihii hore ee Soomaaliya u qaabilsanaan jirey Mareykanka ayaa shalay galab ku geeriyooday magaalada Columbus...

Kulan lagu soo dhaweynayay Wasiiru dowlaha Isboortiga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

0
Kulankan lagu soo dhaweynayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana lagu taageerayay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka...

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray dhismaha waddada dheer ee isku xirta isgoysyada Afarta darjiino...

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha  waddada laamiga ah ee isku xirta isgoysyada...

Goob qashinka lagu keydiyo oo laga hirgeliyay duleedka magaalada Jowhar “SAWIRRO”

0
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar  ayaa bilaabay ololo nadaaafadeed oo ku saabsan bilic soo celinta caasimadda Hirshabeelle ka fuliyay magaalada Jowhar. Maamulka...

kumaandooska Qaranka oo hoowlgal ka sameeyay deegaanka Shabeeloow “SAWIRRO”

0
Ciidamada kumaandooska Danab ururka 6 aad ee xoogga  dalka ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay deegaanka Shabeeloow oo Qiyaastii 20km u  jirta deegaanka Bacaadweyne ee...

Guddoomiye Cumar Filish oo xafiiskiisa ku qaabilay danjire ku xigeenka dalka Swedan”Sawirro”.

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filiah) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka dowlad Swedan u fadhiya Soomaaliya Petra Smitmanis...

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo ka hadashay qorshayaasha iyo sharuucda marista wadooyinka.

0
Iyadoo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ay ku soo badanayaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan ayaa Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda federaalka Soomaaliya waxa...