Wararka

Tirada kiisaska COVID-19 ee laga heley dalka

0
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay 90 kiis oo cusub ee COVID-19 ah laga heley dalka, sida...

Dad badan ayaa ku dhintay doon ku degtay haro ku taal dalka DRC

0
60 qof ayaa ku dhimatay dad kale oo badana waa la la,yahay kadib markii doon ay  saarnaayeen ku degtay haro ku taala jamhuuriyada dimuqraadiga Congo,DRC Dowlada...

Kulan looga arinsanayo la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab oo ka furmay Dirirdhaba

0
Kulan looga hadlayo xaalada amaan ee bariga Itoobiya iyo la dagaallanka Al-Shabaab ayaa ka socda magaalada Dirirdhaba ee dalka Itoobiya . Wada hadalada ayaa u...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo furay shirka Guddiga Farsamada ee Qaban-qaabada Shirka Wadatashiga Qaran “SAWIRRO”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee Qabanqaabada Shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii ugu horreeyay ku...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kormeertay qeybta karantiilka safmarka COVID 19 ee Isbitaal Banaadir “SAWIRRO

0
Xilli Soomaaliya ay qeyb ka noqotay dalalka uu ku soo laba kacleeyay safmarka COVID-19 ayey Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliya oo mudooyinkan waday...

Wasiirka caafimaadka iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis muhiim ah “SAWIRRO”

0
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ay dowladda Talyaaniga ku taageereyso qaar ka mid ah isbitaalada dalka Heshiiskan...

Dowlada Soomaaliya iyo QM oo billaabay qorshe lagu caawinayo dadka gargaarka bani’aadanimo u baahan

0
Hay'adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha xiriirka Bini'aaddannimada ee UN-OCHA ayaa sheegtay in maanta lagu daah furay magaalada Muqdisho qorshe balaaran oo looga jawaabayo...

Madaxweyne Farmaajo ka tacsiyeeyay geerida Senatar Maxamed Yuusuf Xaaji

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuum Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka tirsanaa xildhibaannada Aqalka sare ee Dalka Kenya. Madaxweyne...

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Senator,Maxamed Yuusuf Xaaji, Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga dalka Kenya. Allaha u naxariistee,...

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Senatar Maxamed Yuusuf Xaaji

0
Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed iyo eheladadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay Senatar, Maxamed Yuusuf Xaaji oo...