Wararka

Doorashada Goleyaasha deegaanka puntland oo la mudeeyey

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan qabashada Doorashada Golaha deegaanka Maamulkaas. Madaxweynaha ayaa si rasmi ah...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada XFS oo soo xiray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga kor-jogteynta tirakoobka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa soo gabagabeeyay tirakoobka...

Doorashada kursi kamid ah golaha Shacabka oo maanta lagu qabtay Baydhabo

0
Guddiga KMG ee doorashooyinka ayaa maanta Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga tirsigiisu yahay GSH #176 Doorashada korsigan ayaa waxa ku tartamay labada murashax ee kala...

Xildhibaan Xusul”Horjoogayaasha Maleeshiyaadka khawaarijta wali waxay haystaan fursad ay iskusoo dhiibi karaan”

0
Xildhibaan Cabdirisaaq Aadan Warsame Xusul kana mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay guulaha ciidamada xoogga iyo kuwa degaanka...

Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo howl fiican qaatay (WARBIXIN)

0
Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya waxa uu sanadkaan meel mariyay dhowr Hindise sharciyeed oo ay ka mid yihiin seddex Hindse-Sharciyeed oo muhiim u ah...

Khawaarijta Al-shabaab oo ku jabay dagaalka tooska ah

0
Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa ku jabay dagaalka tooska ah ee ay la galeen ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya xoogagga dib u xoreynta, waxaana Alle...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray la dagaallanka burcadda iyo xoojinta Amniga Caasimada

0
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Shirka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir,...

Agaasimaha Isbitaalka Martiini oo faah faahin ka bixiyay dab ka kacay Isbitaalkaasi

0
Dab damiska Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guulleystay in la damiyo dab xooggan oo galinkii dambe ee maanta ka kacay Isbitaalka Demartino ee Magaalada...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS “muhiimad gaar ah ayay Xukumadda siineysa dadka ku nool...

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda daah-furka Siyaasadda Ilaalinta Daryeelka Bulshada Soomaaliyeed ee dan-yarta...

Ra’iisal wasaare Xamse oo sheegay in xukuumaddu hufnaan ku maamuli doonto arrimaha Xajka.

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta kormeer ku tagay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS ayaa sheegay in...