Wasiirka Caddaalada oo la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya Mudane, Xasan Macalin Maxamuud ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Anita Kiki...
30 ruux oo lagu la’yahay dooni ku qallibantay badda mediterraneum
Illa 30 qof ayaa la la’yahay, 17 kalena waxaa laga soo badbaadiyay bartamaha badda Mediterranean-ka, kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku degtay...
Maxkamadda ciidamda Qalabka sida oo toogasho ku fulisay askar ka tirsan dowladda
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay askar katirsan dowladda oo horay loogu xukumay dila toogasho...
Hawlgal ay ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland ka fuliyeen Jubada hoose oo lagu dilay...
Hawgalkan qorshaysan oo ay sameyeen ururka 5-aad guutada 16-aad ee ciidanka Kumandoosta Danab ayaa ka dhacay meel u dhow tuulada Miido oo 26-KM u...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay ku xigeenka danjiraha Suudaan u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta waxaan kulan miro dhal ah la qaatay danjiraha Shiinaha u fadhiya Somaaliya Mudane Fei...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay guddiga dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka
Wasiirka cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka XFS Xasan Macalin Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka.
Xubnaha Guddiga ayaa wasiirka...
Wasiirka ganacsiga XFS oo a furay shir looga hadlayo hirgalinta hanaanka casriga ah ee...
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shir looga hadlayo hirgalinta hanaanka casriga ah ee diiwaangalinta ganacsiga, kaas oo...
Qaar ka mid Goobaha lagu barto Qur’aanka Kariimka oo dayac fara badan uu ka...
Aaska-aaska nolosha carruurnimada Soomaalida waa waxa ay waligeedba ahayd mid barashada Qur’aanka Kariimka muhiimad gaar ah lagu siiyo, waana sababta adduunyadu ugu taqaanno “...
Dufcadii 16-aad ee ka tirsan ciidanka Booliiska oo tababar loogu qaaday dalka Jabuuti
Afhayeenka ciidamada Booliska Col. Sadiiq Doodishe oo la hadlay wakaaladda wararka qaranka Soomaaliyeed SONNA ayaa sheegay in maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle laga sagootiyay...










