Wararka

Ra’iisal wasaare Xamse oo sheegay in xukuumaddu hufnaan ku maamuli doonto arrimaha Xajka.

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta kormeer ku tagay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS ayaa sheegay in...

Xildhibaanno ka tirsan BFS oo Baxrayn uga qaybgalaya shirka Baarlamaannada Adduunka

0
Wafdi ka socda labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa gaaray...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay labo sharci oo muhiim ah

0
Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta hor geeyay golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka xubnaha gudiga madaxa...

TIXANAHA SHEEKADA MAANA FAAY (QEYBTII 33-AAD)

0
Hadday taasi ku adkaato, sida badanaaba dhacda, wuxuu ku dadaalaa in uu ka guntado xarig uu berri raad raaci karo. Gurigeeda, taleefoonkeeda, meesha ay...

) SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 9-AAD

0
Maryan bay ahayd qoftii markii xabbaduhu dhawr jeer dul mareen iyagoo geedkay fuushanayd laama badan ka daadshey inta dhegihii u furmeen awooddey inay qaylo,...

SHEEKII TODDOBA DILE

0
Bari baa waxaa magaalo joogi jiray nin dhallinyaro ah, oo fool-xumo iyo fulaynimo haad ka carar ah isku darsaday. Maalin walba waxaa tuuryayn jiray, oo...

WAXSOO-SAARKA BEERAHA OO HOOS U DHAC LAGA DAREEMAY

0
Markii ay baaqdeen fasalkii xilliyada roobka oo isxig xigay ayaa waxaa dalka ku dhufatay abaar oo sababtay barakac xooggan oo haleelay beeraleydii ku howlanaa...

Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha

0
: Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Aqalka sare Senator Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta guddoomiyeyay shir ay golahu ku ansixiyeen hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo...

Shir hordhac u ah Ajendayaasha Madaxda Wadatashiga Qaranka oo ka furmay Baydhabo

0
Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu wadaa in 14 bishan ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed, kaas oo ay...

KA GANACSIGA KHERAADKA BADDA WAA MID FAA’IDO KU JIRTO

0
Waxaa jira ganacsato soomaaliyeed ooh adda fahmay faa’idooyinka ku jira kheyradka badda , inta aan la gaarin faa’idooyinka waaweyn sida shidaalka iyo dheemanka ayaa...