Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweyay Jowhar
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu...
Maraykanka oo ka digay weerarro cusub oo lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul
Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada kooxda Taalibaan.
Ciidamo badan...
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah-furtay kulan lagu ansixinayo shaqada Xafiiska WFP ee Soomaaliya
Wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha (XFS) ayaa maanta daah-furtay Kulan lagu ansixinayey qorshaha istiraatijiyadeed ama shaqo ee Hey’adda cuntada Aduunka ee ( WFP...
Gabdhihii ugu horeeyey ee ka mid noqonaya Ciidanka Booliska Haramcad oo tababar loo soo...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga dufcadii ugu horaysay ee hablo...
Talyaaniga oo badbaadiyay 539 qof oo tahriibayaal ah
Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo ku sii jeeday jasiiradda Lampedusa.
Kooxaha badbaadiyaasha ayaa sheegay...
Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee Qurbo joogta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Dh/mareeb
Shirkan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, ayay ujeedadiisu aheyd sidii Galmudug qayb uga noqon laheyd...
Madaxweynaha Maraykanka iyo Ra’iisul wasaaraha Israa’il oo kulan ku yeeshay aqalka cad
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’il Naftali Bennett Aqalka Cad Jimcihii si ay uga wada hadlaan horumarka labada dhinac...
Mareykanka oo duqeyn la beegsaday shaqsiyaad ka mid ah Daacishta Afganistaan
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay weerar dhanka cirka ah ka fulisay Bariga Afghanistan,kaas oo lala beegsatay abaabulayaan xiriir la leh koox Daacish, maalin...
Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka qayb galay shir looga hadlayay xariirka Afrika iyo...
Shirkan oo ujeedkiisu ahaa in dib-u -eegis lagu sameeyo iyo in kor loo qaado iskaashiga ka dhexeeya dalka Vietnam iyo wadamada Afrika ayaa waxaa...
Xuska maalinta Qaran ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya
Xuska maalinta caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha ayaa ah mid bulshada looga wacyi gelinaayo ilaaalinta iyo dhowrista Xuquuqda Aadanha iyo in la joojiyo xadgudubyada ka...