Wararka

Dowladda Cumaan oo raashiin ka qeybisay gobolka Bakool

0
Xuddur- Dowladda Saldanadda dalka Cumaan ayaa maanta deeq ka kooban raashiinka noocyadiisa kala duwan waxa ay gaarsiisay degmada Ceel barde ee gobolka Bakool. Deeqdan ayaa...

Ciidamada xoogga dalka oo khawaarijta ka xoreeyay deegaanno hoos taga Galcad

0
Dhuusamareeb- Ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa Khawaarijta kala wareegay Tuulada Ceel Cali Xasan oo hoostagta degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada 3aad...

Duqa Muqdisho oo kulamo gaar gaar ah la yeeshay qeybo ka mid ah bulshada...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta socdaal ku maray xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho, halkaasi oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo addis ababa kaga qeyb galaya shir saddex-geesood ah

0
Addis Ababa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb...

Ciidamada Danab oo la wareegay deegaanno cusub oo ka tirsan Gaal-gaduud

0
Ciidanka Kumaandooska XDS ee Danab ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab kala wareegay goobo cusub iyo difaacyo  ay ku lahaayeen deegaanada Geryaale, iyo Ceel-juqoow, uu dhaca...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo Mareykanka uga qeyb galay kulan muhiim u...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qeyb galay dood la xariirtay sidii xal loogu...

Qaramada M oo ka digtay in daadadka ka jira Soomaaliya ay keeni karaan cudurro

0
Daadadka webiyada ee ka dhashay roobabka lixaadka leh ee ka da’aya Soomaaliya waxay keeni karaan soo ifbaxa iyo in ay dillaacaan cudurrro halis ah...

Wasiirka Amniga XFS oo Tababar u soo xiray ciidamo ka socday ilaalada Madaxtooyada

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray qaar kamid ah...

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal cusub oo balastic ah

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday tijaabadii ugu horreysay ee lagu sameeyo gantaalkeedii ugu horreeyay ee oo loogu magac daray Hwasong-18 ,kaas oo awood u...

Deegaanno hor leh oo saacadihii lasoo dhaafay laga xoreeyay khawaarijta

0
Dhuusamareeb- Ciidanka xooga dalka ayaa cagta mariyay ku dhowaad 10 tuulo oo hoostaga Dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud Taliyaha Guutada 4aad ee qaybta 27aad ee...