Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dadka Soomaaliyeedba ugu duceeyay in Alle uu ka dulqaado dhammaan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta boqolaal kun oo Muslimiin ah la gutay Cumrada ayaa waxa uu dalka...

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir iyo sarakiisha amniga oo kormeeray Degmooyinka dhaca duleedka Muqdisho.

0
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Qaranka, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Taliye ku-xigeenka Ciidanka...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka maanta ka dhacay dalka Sudan

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga...

Ergeyga xasilinta iyo hay’adda SoDMa oo ka wada hadlay sidii gurmad loo gaarsiin lahaa...

0
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane , Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Booqday...

Ciidanka xoogga oo 10 dhagar qabe ku dilay Shabeellada hoose

0
Ciidanka xoogga dalka ayaa duleedka degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada hoose ku laayay koox Khawaarij ah oo doonaysay inay jidka u galaan kolonyo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya. Shir...

R/W Xamsa” Sanadkan wuxuu noqonayaa, sanadkii dalka laga xoreyn lahaa Khawaarijta,”.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo gudanaya Cumrada, ayaa ugu duceeyay ummadda Soomaaliyeed in Alle uu ka dulqaado dhammaan...

Suudaan: Dagaallo u dhaxeeya 2-ciidan oo ka bilowday Khartuum

0
Rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa caasimadda Suudaan ee Khartoum ,kadib maalmo ay jireen xiisado u dhexeeyay ciidamada iyo kuwo kale oo loo yaqaanno ciidamada...

Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud

0
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Generaal Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa xaqiijiyay in maanta ciidamada xoogga dalka si buuxda...

Khawaarijta oo Jubbooyinka isaga dishay 10 xubnood

0
Jilib- Ugu yaraan 10 dhagar-qabe oo ka wada tirsan ayaa ku geeriyootay labaatameeyo kalana dhaawacyo xooggan ayaa kasoo gaaray dagaal culus oo khawaarijta Al-shabaab...