Xildhibaanno kormeeray goobihii laga xoreeyay khawaarijta
Dhuusamareeb- Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan deegaannada khawaarijta laga xoreeyay ayaa kormeeray Magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud.
Xildhibaan Yaasiin Fareey iyo...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo qaabilay Madaxa Hay’adda EU-CAP ee Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Xafiiska ku qaabilay Madaxda Hay’adda Midowga Yurub ee Tayeynta Soomaaliya, European Union Capacity Building...
Gaadiid cusub oo lagu wareejiyay qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Maanta ku wareejiyay Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir gaadiid si loogu xoojiyo amniga Caasimada...
Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud
Dhuusamareeb- Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaannada Ceel Afwayn iyo Sabansableey oo hoostaga Tuulada Budbud ee gobolka Galgaduud.
Taliyaha Guutada 4-aad ee qaybta...
Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale
Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiiday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo dollarka Mareykanka ah, si wax looga qabto dib u soo...
General Biixi” Waxan go’aan ka gaarnay weerarradii Khawaarijtu ku soo qaadi jirtay xeryaha ciidamada”
Taliyaha Ciidanka lugta Soomaaliyeed, Janaraal; Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in ay si weyn uga baaraan degeen ka Ciidan ahaan xeeladaha gaadmada ah ee...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo qaabbilay Madaxa Hay’adda IMC Soomaaliya
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Dr; Axmed Cabdi Aaden ayaa maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabbilay wafdi uu...
Madaxweynaha Jubbaland iyo safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya oo ka wada hadlay dardar...
Madaxweynaha Jubaland Mudane , Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Tim Trenkle oo maanta...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in deegaannada cadowga laga saaray la gaarsiinayo hay’adihii dowliga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Khawaarijta laga xoreeyey.
Shirka ayaa lagu...
Khawaarijta oo weysay maleeshiyaadkii ay qoran jireen, maxaa sabab u ah? Warbixin
Howlgallada dalka ka socda ayaa Khawaarijta u horseeday in ay ku socdaalaan waddadii ay ku guuldareysan lahaayeen, in ka badan dhowr iyo toban sano...










