Maamulka Isboortiga XFS oo Gaalkacyo ku soo gabagabeeyay shir loo qabtay dhallinyarada Galmudug
Maamulka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS ayaa magaalada Gaalkacyo ,gaar ahaan qaybta Galmudug ku soo gabogabaysay shirka wadatashiga iyo ansixinta siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku howlan mashruuc la xiriira bixinta aqoonsiga dadweynaha
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dhowaan dalka laga bilaabi doono Mashruuc ku saabsan bixinta kararka aqoonsiga ee...
Japan oo Mozambique ka caawineysa la dagaalanka argagixisada
Ra’iisul wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay inuu Mozambique ka caawiyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
Ra’iisul Wasaaraha Japan...
Ciidanka Xoogga iyo shacabka Hiiraan oo weeraray koox khawaarij ah
Ciidanka Qaranka ee ka howlgala gobolka Hiiraan iyo dadweyne kale ayaa weerar ku qaaday koox Danbiilayaal ah oo ka tirsan Khawaarijta,isla markaana doonaayey inay...
Madaxda Warfaafinta XFS oo ka mahadceliyay waxqabadka Turkiye ee dhinaca warbaahinta Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’ud Aweys ayaa u mahad celiyay dowladda Tukiye oo dadaal xoogan u gashay sidii loo horumarin lahaa qeybaha warbaahinta ee...
Ciidanka Xoogga oo khasaare xooggan gaarsiiyey kooxda khawaarijta
Xarardheere:- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta la wareegay Deegaano dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug sida uu Wakaaladda Wararka...
Golaha Wasiirrada oo soo bandhigay in 70% hoos loo dhigay weerarradii ay Khawaarijtu ka...
Golaha Wasiirrada oo soo bandhigay in 70% hoos loo dhigay weerarradii ay Khawaarijtu ka geysan jireen dalka
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka...
Israa’iil oo Magaalada Nablus ku dilay 3 falastiiniyiin ah
Ciidamada Israa’iil ayaa dilay ugu yaraan saddex falastiiniyiin ah, afar kalena waa ay dhaawaceen ,kadib weerar ay ka fuliyeen magaalada Nablus oo dhacda waqooyiga...
Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaaliya
Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaliya.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo...
In ka badan 40-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay shabeelaha hoose
Hawlgal qorshaysan oo ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen beerta shariifka ee deegaanka Nuungare oo 8-km kaga...










