Midowga Yurub oo Soomaaliya ka taageeraya la dagaalanka argagixisada
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Jaamac Muqdisho ka furay kulan heerkiisu sarreeyo oo u dhaxeeya dawladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub,...
Wasiirka warfaafinta oo suxufiyiinta ugu hambalyeeyey maalinta xoriyadda saxaafadda
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aways Jaamac ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xorriyadda saxaafadda caalamka u diray dhammaan...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo magacaabay xubno Wasiirro ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno wasiirro ah, oo kamid noqonaya golaha Wasiirada.
Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay:Qodobka 97-aad...
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada oo gaaray Suudaan
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanninimada, Martin Griffiths, ayaa maanta oo Arbaca ah gaaray dalka Suudaan, oo ay dagaallo ka socdaan muddo Sedax...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay horumarinta Muqdisho iyo mataanaynta labadooda Caasimadood
Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga Mudane, Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Kusimaha Danjiraha Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya ahna Safiir Kuxigeenka Mudane,...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku dhawaaqay qiimaha Xajka ee sanadkan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay in xujeyda Soomaaliyeed loo baajiyey lacag ka badan 8 Milyan oo...
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay kulan dadweyne oo shacabku ay ku weydiinayeen su’aalo ku...
Maxay Dowladda Soomaaliyeed ku dooratay in dalalka safka hore ay la kaashato la dagaalanka...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka Khawaarijta Al-shabaab ay u kaashanayaan cid kasta oo wax kala qabanaysa, si loo soo...
Zelensky oo beeniyay in Washington ay uga digtay dalkiisa faafinta dukumentiyo sir ahaa
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Washington Post ku beeniyay in Washington ay uga digtay dalkiisa in la faafiyo dukumentiyadii sirta...
Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...










