Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo xiray shir u qabsoomay madaxda waxbarashada ee dalka
Wasiirka Waxbarashada XFS Mudane Faarax C/qaadir ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray shir 3- cisho ah oo u socday madax ka kala socday guddigga...
Shiinaha oo caalamka ugu baaqay in la horumariyo hannaanka siyaasadda ee Soomaaliya
Ergayga joogtada ah ee dowladda Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhang Jun ayaa ku baaqay in la sameeyo dadaallo lagu horumarinayo hannaanka siyaasadda ee...
Mareykanka:Ururada bulshada oo dalbaday in la taageero qoysas ay ka baxeen shan gabdhood
Culimada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ayaa Jaaliyadda Soomaliyeed ee degan gobolkaas ugu baaqay inay garab istaagaan qoysaskii ay ka baxeen 5-tii gabdhood...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku tagay Austria
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda FS Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa soo gabagabeeyay kulan uu kaga qeybgalay Dalka Austria oo la xiriiray Mamnuucidda Tijaabinta Hubka...
Wasiirka Awqafta XFS oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaalida ee Miina
Wasiikar Awqafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kormeer ku tagay goobaha la dajiyay xujeyda Soomaaliya ee...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo ka hadlay qodobbo la xiriiray ganacsiga xoolaha ee Soomaliya
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa sheegay in ka badan malyan iyo labo boqol oo neef oo xoolo ah sanadkaan laga...
Madaxweynaha JFS oo sheegay in toban kun oo macallimiin ah lagu biirin doono nidaamka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee dhanka Waxbarashada ay tahay mid ahmiyad weyn ugu fadhiso, isla...
Madaxweynaha JFS oo Khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda amniga...
Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa u soo xiray Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka.
Tababarkan oo...
Danjiraha QM u qaabilsan Soomaaliya oo ka hadashay xaaladda Dalka
Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo ka hadashay kullankeedii ugu horeeyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in...










