Wasiirka Awqaafta XFS oo qaabilay Wakiilo ka socday Ururrada Bulshada Rayidka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed...
Wasiirka Awqaafta XFS oo qaabilay Wakiilo ka socday Ururrada Bulshada Rayidka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Amniga, Howlgalada khawaarijta looga xoreeynayo deegaanada Hirshabeelle, Maareynta fatahaadaha Wabiga Shabeelle, Warbixin Barnaamijka xasilinta iyo heerarka ay...
Somali Government warmly welcomes the start of talks between the Sudanese Armed Forces and...
The Somali Federal Government warmly welcomes the start of talks between the Sudanese Armed Forces and the Rapid Support Forces in Jeddah. We commend...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ergey gaar ah oo ka socda dalka Suudaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday Golaha Sare ee dalka Suudaan Danjire Dafcallah Al-xaaji Cali ayaa...
Wasiirka Amniga XFS oo gudoomiyayay shirka todobaadlaha ah ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda
Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Doodusho ayaa maanta shir gudoomiyayay shirka todobaadlaha ah ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), waxaana...
Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Cadaaladda Galmudug
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Caddaaladda Dowladd Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdullaahi...
Wafdi ka socda dalka Sudan oo soo gaaray Muqdisho
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xamse Aadan Xaadoow ayaa goor-dhow garoonka diyaaradaha Ku soo dhoweeyay wafdi ka socda Dalka Sudan oo uu hoggaaminayo wakiil...
Xafiiska xeer ilaalinta ayaa maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyey 36 Eedaysane oo ajaanibi ah
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa maanta maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyey dacwada 36 eedaysane oo ajaanib ah si waafaqsan qoddobka 71-aad XHCS,eedaysanayaashan...
Sacuudiga oo dalkiisa ku martigaliyay dhinacyada isku haya Suudaan
Sacuudi Carabiya ayaa martigelinaya wadahadaldii ugu horreeyay ee fool ka fool ah oo u dhexeeya dhiancyada ciidammada ku dagaallamaya Suudaan, ka dib markii ay...










