HANUUNKA
Dr. Mustafa Maxamuud, horaantiisii waxa uu ahaa Alle-kood in ka badan soddon sannadood Ilaaheey raadinayay; balse markii dambe soo helay.
In kastoo aanan doonayn in...
Qoraa sare Ciise Faarax oo ku geeriyooday Muqdisho
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun. Alle ha u naxariisto qoraa sare Marxuum Ciise Faarax oo kamid ahaa shaqaqaalaha wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
WAA KUMA BARAHA WANAAGSANI?.
Barayaasha soomaaliyeed ee dhallinyarada ah ama kulliyadda wax barashada ka soo bixin, tababar feecan oo wax-gista la xadhiidhana aan soo qaadan ee dugsiyada hoose...
SOOMAALIYA FAA’IIDO MA UGU JIRTAA KU BIIRISTA URUURADA GANACSIGA AFRICA.
Dalka Soomaaliya waa Dal madaxbanaan oo africa ah kuna yaala geeska Africa lehna xeebta ugu dheer geeska Africa sidoo kalena leh kheyraad kala duwan...
DEKAD AMA FURDO WAA MAXAY MUHIIMADDA AY DALKU U LEEYDAGAY?
Soomaaliya waa dal madaxbanaan lixdan iyo laba sano wadal ku yaala Geeska Africa waana dal muhiim u ah marinada caalimiga ah waana dalka Geeska...
KHAWAARIIJTA KHIIL DAMBE UMA HARIN
Mar haddii mudda badan ummaddu ku kula dhex jirtay dhibaato iyo jaha wareer in badanna laga soo jeediyay talo iyo tusale kuwa laga waayo...
MA RABTAA IN AAD NOQOTO HOOYO IYO AABE WANAAGSAN
Waalid inaa noqoto waa mid ka mid ah waxyaabaha sida gaarka ah allah u bixiyo. Inta badan dadku hooyo iyo aabe way noqdaan balse...
MAXAA KEENA CAAJISKA BADAN?
Haddaba waxaynu kuu heynaa saddex siyaabood uu Ku yimaado cajiska iyo Sida looga gudbi Karo.
Balse intaas Ka hor caajiska weynu wada qabnaa ama dareennaa...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
-Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Amniga, Howlgalada khawaarijta looga xoreeynayo deegaanada Hirshabeelle, Maareynta fatahaadaha Wabiga Shabeelle, Warbixin Barnaamijka xasilinta iyo heerarka ay...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY ERGEY GAAR AH OO KA SOCDA DALKA SUUDAAN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday Golaha Sare ee dalka Suudaan Danjire Dafcallah Al-xaaji Cali ayaa...










