Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay xaaladda Laas caanood

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in arrimaha ka taagan Laascaanood iyo Boorame aysan u baahnayn colaad iyo dhibaato hor leh...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo abaalmarinno guddoonsiiyay muwaaddiniin ka qeyb qaatay xasillinta Caasimadda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudan Saalax Axmed Jamaac iyo xubno ka tirsan...

Xisaabiyaha guud ee dowladda oo xilka la wareegay

0
Munaasabad ka dhacday xarunta wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu xilka ugala wareegay xisaabiyaha guud ee dowladda mudane Cabdiraxmaan Maxamed Anas xisaabiyiihii guud...

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo booqday xarunta hay’adda maaraynta masiibooyinka

0
Wasiirada wasaaradda batroolka mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo wasiirka wasaaradda gaadiidka badda mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac( ilka jiir) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta...

Hanti-dhawraha Qaranka oo shir caalami ah uga qayb galaya Ghana

0
Accra: Hanti-dhawraha guud ee Qaranka mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka ururka hay’adaha hanti-dhawrada Afrika (AFROSAI-E) oo maanta ka furmay magaalada...

Wafdi ka socday WHO oo booqasho ku tagey Sheybaarka Dhexe, Isbitaalka Martiini iyo Machadka...

0
Wafdi ka socday Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa booqasho maanta ku tagey Sheybaarka Dhexe, Isbitaalka Martiini iyo Machadka Caafimaadka Qaran ka. Wafdiga waxaa xarumaha...

NISA oo fashilisay shabakad ka tirsan Khawaarijta oo doonaysay inay weeraro qorsheysan fuliyaan

0
Ciidanka Hay’adda NISA ayaa 6-dii Bishan May fashiliyay shabakad ka tirsan Khawaarijta oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Ciidammada ayaa gacanta ku...

Suudaan: Sacuudi Carabiya oo rajayneysa xabbad joojin wax ku ool ah

0
Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay rajaynaya in wada-hadallada ka furmay magaalada Jeddah ee u dhexeeya dhinacyada ku dagaallamaya Suudaan ay keenaan xabbad joojin...

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Macdanta iyo biyaha XFS oo ka qeybgalay shirka wasiirada biyaha ee...

0
Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Kheyraadka biyaha XFS ayaa dalka Ciraaq uga qeybgalaya Shirka caalamiga ee biyaha oo Baqdaad ka qabsoomay. Shirkaan oo uu furay...

Khawaarijta oo shaqo joojin ku sameysay horjooge Macallin Eyman ( Warbixin)

0
Khawaarijta Al-shabaab ayaa shaqo joojin ku sameysay horjooge Macallin Eyman oo qaabilsanaa weerarada arxan-darada oo kooxdu ka geysato xudduuda iyo gudaha dalka Kenya. Horjooge Macallin...