Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar...
Hooyo isku duubtay dhagar-qabe qarax sida oo si naf-hurnimo leh u badbaadisay askar ka...
Hooyo isku duubtay dhagar-qabe qarax sida oo si naf-hurnimo leh u badbaadisay askar ka tirsan ciidamada qaranka ( Warbixin).
Magaceeda saxda ma ahan, balse waxaan...
Ra’iisal wasaare Xamse oo ka qayb galay xuska maalinta midnimada Yurub
Ra’iisul wsaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan maalinta Midnimada iyo Nabadda ee Yurub ayaa ugu...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo daah furay madasha Isku-duwidda deeqaha horumarinta dalka
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Jaamac ayaa maanta daah-furay madasha Iskaashiga horumarinta Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ay soo qabanqaabisay...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabbilay Safiiirka Indonesiya u jooga Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Maxamad Hery...
Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Indonesia u qaabilsan dalkeenna
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Mudane Abshir Cumar Huruuse, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Indonesia u qaabilsan dalkeenna Danjire Dr....
Maamulka degmada Baladweyne oo ka hadlay fatahaadda webiga shabeelle
Guddoomiyaha degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Cumar Cismaan Calasoow ayaa sheegay in xalay uu webiga Shabeelle ku fatahay qeybo ka mid ah afarta...
Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimillada
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS Marwo, Khadiijo Maxamed Makhsoumi oo howlo shaqo u joogta dalka Masar ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Masar...
Ciidamada Israa’iil oo saaka duqeeyay Gaza
Ciidamada Israa’iil ayaa saaka duqeyn oo xooggan ku qaaday Marinka Gaza, halkaas oo ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan.
AFP, ayaa sheegtay in weeraradan ay...
Webiga Shabelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah magaalada Baladweyne
Webiga Shabelle, ayaa xalay ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
Wabiga oo mara bartamaha magaalada ayaa ku fatahay Xaafadaha...










