Wararka

NISA oo gacanta ku dhigtay xubin katirsan khawaarijta

0
Dhagarqabe ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab oo doonayey in uu si dhuumaalaysi ah ugu Safro magaalada Gaalkacyo oo uu doonayay in falal amni darro uu...

Dowladda Soomaaliya oo ku howlan soo daad gureynta muwaadiniinta kasoo carartay colaadda Suudaan

0
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Abshir Cumar Huruuse oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka, wasiiru dowlaha Arrimaha Dibedda, Xoghayaha Joogtada wasaaradda Arrimaha...

Guddoomiyaha Hey’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la yeeshay wefdi ka socday hey’adda WFP

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed Mudane  Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta Hay’adda ku soo dhaweeyay wafdi ka socdo WFP oo uu Hogaaminayay ...

Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Agaasimaha Bariga iyo Geeska...

0
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kullan muhiim ah la qaatay Agaasimaha Bariga iyo...

Madaxweynaha K/Galbeed oo qaabilay wefdi ka socda Hey’adda UNDP ayaa kala hadlay taageerada jawiga...

0
Baydhabo--Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen oo ay wehliyaan xubno ka tirsan gollaha Wasiirada ayaa xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay muwaadin oo ka soo cararay Dagaallada...

0
-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 137 Muwaadin oo ka soo Cararay Dagaalada dalka Sudan ka socda. Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Hey’adda WHO kala wareegay Shan Gaari oo loogu talagaly hormarinta...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Xaaji Aadan  ayaa maanta ayaa Hey’adda WHO kala wareegay Shan Gaari oo ah nooca...

Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay sedax Horjooge oo ka tirsan Khawaariijta. Dhowrkii...

Madaxweyne Laftagareen oo guddoomiya shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed

0
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa guddoomiyey maanta shirka shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed Shirka ayaa lagu gorfeeyey xaaladda Amni...

TAARIIKH NOLOLEEDKII QORAA SARE CIISE FAARAX MAXAMED

0
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun Alle how naxariistee marxuum Qoraa Sare Ciise Faarax Maxamed wuxuu ku dhashay gobolka hiiraan magaala madaxdiisa beled weyne...