Ergeyga Madaxweynaha ee arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta oo ka qeybgashay shir ka dhacay...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweeynaha u qaabilsan arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta Ambaashatoor Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa Magaalada Stockholm ee Caasimadda Dalka Sweden...
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo Ka qeyb galay shirweynaha caalamiga ah ee Qowmiyadaha Shiinaha...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ayaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha kaga qeyb galay shirweynaha caalamiga ah ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqihii aqonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Ingiriiska usoo magacaabatay Soomaaliya, danjire Michael...
Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay xuska todobaadka dhalinyarada
Munaasabad loogu dabaal-degayay todobaadka dhalinyarada ee 15 May ayaa waxaa lagu qabtay xarunta maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,
Munaasabadaan waxaa ka qabtay dhalinyarada degmooyinka...
Wasiirka Cadaaladda XFS “Musuq-maasuqa waxaan u aragnaa in uu yahay Cadowga umadda
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Macalin ayaa sheegay in musuqmaasuga uu yahay caqabadda ugu weyn ee horseedi kara burburka ku yimaada...
Xeer ilaaliyaha guud ee XFS oo la kulmay dhigiisa Dalka Sacuudi Carabiya
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga Carabiya ayaa kulan la qaatay xeer ilaaliyaha Guud ee Dalka...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb galey furitaanka shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa caawa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB-2023) oo sanadkan...
Wasiirka Amniga XFS oo ka qeyb galey daah-furka mashruuca dhul xuduudeedka Soomaaliya, Kenya iyo...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa ka qeybgalay furitaanka mashruuca dhul xuduudeedka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya, kaas oo...
Madaxweynaha JFS oo soo dhaweeyay qaraarka Golaha Wasiirrada ee xoojinta hufnaanta maamul iyo Maaliyadeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu soo dhawaynaa Qaraarka ay maanta ku ansixiyeen Golaha Wasiirradu shirkooda todobaadlaha, kaas oo ku...
Wasiiru dowlaha Amniga iyo wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeybgaley kulanka khamiis laha ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga, Mudane. Maxamed Cali Xagaa iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdiraxman Yuusuf Al-cadaala ayaa maanta...










