Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo kala hadlay dhiggiisa Qatar xoojinta dhinacyada iskaashiga
Doha:- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo ah Khamiis, kula kulmay Magaalada Dooxa, dhiggiisa Qatar, Mudane...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Wakiilada Qaramada Midoobay u qaabilsan FOA, WFP, UN-OCHA, UNSOS...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriayadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxa Xafiiska Doorashooyinka...
Golaha Wasiirrada oo meel-mariyey Qaraarka Adkaynta iyo Hufnaanta Maaraynta Maaliyadda Dalka
Golaha Wasiirrada ayaa meel-mariyey Qaraarka Adkaynta Hufnaanta Maaraynta Maaliyadda Dalka oo ka kooban 8 qodob oo saldhiggiisu yahay Maaraynta Maaliyadda Guud ee Dalka, Maaraynta...
Webiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Beled weyne
Dadka Magaalada Beledweyne ayaa maalintii saddexaad ka barakacaya xaafadaha magaalada oo Fatahaadda Webigu aad u saameysay waxaana kaalin weyn ka qaadanaya daadgureynta dadka jilicsan...
Maxay isku qabteen Odayaasha Dhaqanka iyo Horjoogayaasha Khawaarijta ee ku sugan Ceelbuur? (Warbixin)
Inta la socotay qeybaha hore ee Barnaamijka ” Diiradda”, warbaahinta qaranka waxaan ku baahinay in horjoogayaasha Khawaarijta Al-shabaab ee ka soo jeeda Ceelbuur ay...
Ciidanka Xoogga dalka oo dilay 5 xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan ka sameeyay xalay deegaanka Gumeeysi-diid oo 9 km dhanka bari kaga beegan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha...
Gaza: Israa’iil oo dishay in ka badan 24 ruux oo ay ku jiraan...
Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada weeraro xagga cirka ah oo todobaadkaan ay ka wadaan deegaanada Gaza, halkaas oo ay ku dilay ugu yaraan 24...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Qatar
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa shalay oo Arbaco ah, Magaalada Dooxa, kula kulmay Dhiggiisa...
Wasiirka arrimaha dibadda oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee UK
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee...










