Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS oo ka qeybgalay shirka ururka NAM
Baku:-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan kaga qaybgalay shirka ururka wadamada dhexdhexaadka ah (Non-Aligned...
Wasiirka Arrimaha gudaha oo furay kulan muhiim ah
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane, Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta shir guddoomiyay Kulan Wadareedka Farsamo ee dhaqangelinta heshiiska Golaha...
Salva Kiir oo ballan qaaday qabashada doorashadii ugu horreysay ee dalkiisa
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa ballan-qaaday in aanan dib loo dhigi doonin doorashada dalkiisa waxii ka danbeeya sannadka soo socda, sida laga soo...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 5 July, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kula hadlayey Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho (Mogadishu...
Ciidamada Dowladda oo si tartiib ah ugala wareegaya fariisimada ATMIS (WARBIXIN)
Burburkii Dowladdii dhexe ee Dalka Soomaaliya sanadkii 1991-kii kadib ayaa waxaa Dalka soo gaaray Ciidamo huwan ah oo la magac baxay Ciidanka Howsha ku...
Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad
Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug la ka tirsanaa sirdoonka Isra’iil ee Mossad, oo ku sugnaa...
Wasiirka caddaaladda oo ka hadlay la dagaallanka musuqmaasuqa
Wasiirka Cadaalada iyo dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sheegay in qorshaha la dagaallanka musuqmaasuqa ee dowladdu uu marayo meel wanaagsan.
Wasiirka ayaa...
Dowladda oo ciribtireysa cudurka ugu xun ee curyaamiya dhismaha Dowladnimada (Warbixin).
Masuq-maasuqu waa aafo dilootay Dowladnimada iyo cudurka ugu xun ee dumiya qaab-dhismeedkeeda hay’adeed, falcelin xun oo kan sameeeyaa u haysto tallaabo u hiilineysa horumarkiisa...
Baarlamaanka Carabta oo canbaareeyay qaraxii ay khawaarijtu la beegsatay masjidka Daaru Nicma
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii ay Malleeshiyada Argagixisada ee Al-Shabaab la beegsadeen Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee Gobolka Shabeelaha dhexe Soomaaliya.
Jaamacadda...
Ciidamada Isra’iil oo dib ugu baxay Jeniin
Ciidamada Isra’iil ayaa isaga baxay xerada Jeniin ee Daanta Galbeed, kadib maalmo ay halkaas ka wadeen howlgal ay ku bartilmaameedsanayeen dadka reer Falastiin ee...










