Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo la kulmay Wafdi ka socda Turkiga
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay wafdi heer sare ah...
Guddoomiyaha golaha Shacabka oo shir-guddoomiyay kullanka Guddiga joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay kulanka 24-aad ee Guddiga Joogtada ah ee...
Safiirka Soomaaliya U fadhiya dalka Itoobiya oo kulan la yeeshay Danjirayaasha Imaaraatka iyo Romania
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ambassador Cabdullaahi Warfaa oo mudooyinkii danbe ku hawlanaa dar-dar gelinta arrimaha diplomaasiyadeed ee uu ka hayo dalkaas Ethiopia ayaa...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Talo-bixin Dadweyne Gelinaysa Qabyo-qoraalka Qorshaha Hay’adda ee 2023-2027
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku casuumeysa qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ra’yigooda ka soo bixiyaan qabyo-qoraalka Qorshaha Istaraatiijiga ah ee 2023-2027,...
Xeer Ilaalinta Qaranka oo soo bandhigay liiska 18 mas’uul oo ay ku jiraan 9...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabatay ayaa soo bandhigay liiska 18 mas’uuliyiin dowladeed ah,...
Golaha wasiiradda oo ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca Hagaha libka Deg-Degga ah
Golaha Wasiirrada XFS oo u shir guddoominayey ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca Hagaha...
Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa wareejiyay ilaa 7-saldhig oo ay horay Soomaaliya...
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegey...
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo hirgalisay xarun lagula tacaalayo cudurka Cagaar showga
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay hirgalisay xafiiska xakameynta iyo ciribtiro cudurka Cagaarshowga,xaruuntan laga hirgaliaya magaalada Muqdisho ayaa...
Wasaarada khayradka biyaha oo daah furtay deeq waxbarasho oo heerka 2-aad ah
Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda UNDP iyo hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Sweden (SIDA) ayaa ka hirgelisay Jaamacadda...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay wasiir dowlaha warshadaha dalkaas
Addis Ababa: Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya magalada Addis Ababa ee xarunta Midawga Afrika danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan la yeeshay wasiiru...










