Wararka

CASHUUR KORDHINTA DALKA MA DEEN CAFINTA AYEY KA QEYB QADANEYSAA?

0
Soomaalia waxaa lagu leeyahay deen tiro beel ah waxaana lagu yeeshay xiliyo kala duwan xiligii dowladdii kacaanka ka hor iyo dibba, xilligii kacaanka oo...

Maxamuud Cabaas oo dalbaday in Israa’iil laga hakiyo xubinimada Q.M

0
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay in ay hakiso xubinnimada Israa’iil, haddii aysan joojin gardarrada ay ku hayso dadka Falastiiniyiinta, isla...

NAFTU WAXAY DOONEYSAA IN HORE LOO SOCDO

0
Hanka nolosha ee qofku leeyahy ma aha in uu ahaado mid kooban waxaase loo baahan yahay in uu ahaado mid sarreeysa waayo ma jiro...

Maxaa laga filan karaa wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Turkiga?

0
Iyadoo weli ay sii socdaan abaabulka iyo kicinta tageerayaasha xisbiyada ee ku saabsan wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Turkiga ee la qorsheeyay in la...

QISADII XIISAHA BADNEYD EE ABUU CUBEYDA BINU AL-JARRAAX.. (QEYBTA-1AAD)

0
”ummad kasta waxay leedahay amiin, ummaddan amiinkeedu waa abuu cubeyda” Wuxuu lahaa weji furan oo qurxoon, joog iyo jamaal loo dhammeystiray. Ma uusan lahayn hilib...

ISLAAMKU ASIGAABA KA TALIYA MASAALIXDEENA EE AAN DHAB U QAADANO

0
Sharciga islaamka wuxuu u yimid inuu ka shaqeeyo masaaliixda dadka iyo in dhibka laga difaaco oo la yareeyo, sidaasi darteed baa arrinkaasu uu u...

ISLAAMKA IYO BARBAARINTA UBADKA

0
Islaamku wuxuu aabaha iyo hooyada ku waajibinayaa in ay u istaagaan barbaarinta ubadkooda oo ay lagama maarmaan tahay in ay ahaato barbaarin wanaagsan oo...

XUSKA SANNAD-GUURADA 53-AAD EE MAALINTA DHALLINYARADA ADDUUNKA 15-MAY (WARBIXIN)

0
<!-- /* Font Definitions */ @font-face {font-family:SimSun; panose-1:2 1 6 0 3 1 1 1 1 1; mso-font-alt:SimSun; mso-font-charset:134; mso-generic-font-family:auto; mso-font-pitch:variable; mso-font-signature:3 680460288 22...

XUKUUMADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO MEEL MARISAY QARAARKA ADKAYNTA IYO HUFNAANTA MAARAYNTA MAALIYADDA DALKA.

0
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa la hadal hayay oo farta lagu fiiqayay musuq maasuqa iyo dhibaatada uu ku hayo dalka ka dib markii la arkay...

SOOMAALIDA MAANTA IYO XUSUUSTA GOBANNIMADOODA

0
Soomaalidu waxay soo martay waddo aad dheer waxaana ugu horreyey dagaalkii gobanimadoonka ee SYL, halgankaasi gobannimadoonka ah waxaa Ku baxay naf iyo maal oo...