Wararka

Mareykanka oo mar kale Ukraine u balan qaaday gargaar militari

0
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in Ukraine uu siinayo doono gargaar milateri oo ku ka caya Adduun lacageed oo gaaraya 400 milyan oo dollar, si...

Duqa muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta dad-dhigista dowladda hoose ee Xamar

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) caawa xarig jaray xarunta Dad-dhigista dowladda hoose Xamar ee degmooyinka qeybta Bari oo...

Raโ€™iisal wasaare ku xigeenka dalka oo booqday ciidamadii ku dhaawacmay Qaraxii shalay

0
Ku simaha Raโ€™iisul wasaaraha ahna Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo qaar...

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo ka qayb galay shir madaxeedka Afrika ee horumarinta Aadanaha

0
Daaresalaam: Wasiirka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa khudbad ka jeediyey shir madaxeedka Afrika ee horumarinta...

Gudiyada maaliyadda ee Labada gole ee Baarlamanka oo kulan la yeeshay wasiirka maaliyadda

0
Gudiyada aqalka sare iyo gobolaha shacabka ee Baarlamanka FS ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka maaliyadda dowladda FS mudane Biixi Iimaan Cige oo ay...

Ciidanka xoogga dalka oo nawaaxiga degmada Waajid ku dilay 25 khawaarij ah

0
Waajid- Ciidanka xoogga dalka ayaa 25 xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta ku dilay deegaanno dhaca galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool halka tiro intaasi...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay kulliyadda Jaalle Siyaad

0
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaamin ah oo kooxda khawaarijtu ka geysatay kulliyadda Jaalle Siyaad ee...

Wasiirka beeraha XFS oo faah-faahin ka bixiyay shir madaxeedka QM ee hannaanka cuntada Adduunka...

0
Rome- Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS, Axmed Madoobe Nuunow oo qeyb ka ah wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS ee magaalada Rome uga...