Wararka

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo qaabilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

0
Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed ayaa maanta xafiiskii ku qaabilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa Elfadil Saeed iyo...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta kormeeray Xafiisyada guddiyada Golaha shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka...

Dowladda Federaalka oo xoojisay dagaalka masuq-maasuqa 3-bilood ee ugu dambeysay (Warbixin)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan sheekh Maxamuud, wuxuu bishan April ee sanadkan ku dhawaaqay dagaal ballaaran oo looga soo horjeedo masuq-maasuqa,isaga oo sheegay inuu...

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

0
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta amniga...

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 3-aad

0
Dagaalka ay Dowladda ku wajaheyso dadka xatooyada ku sameynaya hantida loogu adeegayo dadka iyo dalka ayaa ku soo aadaya xilli la soo xiray dad...

Ciidanka xoogga oo howlgal lagu ciribtirayo khawaarijta kawada inta u dhexeeyso degaanada Gal-cad iyo...

0
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka, ayaa howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta ka wada tuulooyinka u dhexeeya degmada Gal-cad iyo degaanka Bud-bud ee gobolka Gal-guduud. Howlgalka ayaa khasaare...

Taliyaha Boliiska iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta Ciidanka Birmadka Booliiska

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo ay wehliyaan...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo casho sharaf u sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BJFS.

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha...

Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay Madaxa hey’adda Horumarinta Barnaamijyada Qaramada Midoobay

0
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee Hay’adda Horumarinta Barnaamijyada ee...

Guddoonka Baarlamaanka JFS oo ku wareejiyey Gudidda dib u eegista Dastuurka heshiiskii ay gaareen...

0
kulan ay maanta wada yeesheen Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan...