Wararka

Ugu yaraan 30 ka mid ah khawaarijta oo lagu dilay Masaggawaay

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa saaka si guul ah u fashiliyay isku day weerar oo ay Khawaarijtu ku soo qaaday...

DOORASHOOYINKA LAGU QABTAY SOOMAALIYA INTII U DHAXEEYSAY SANADAHII 6-DII LUULIYO 1960-KII – ILAA...

0
Doorashadii ugu horeeysay ayaa dhacday 6-dii juuliyo 1960-kii waxaa loo doortay inuu Dalka hogaamiyo mudane  Adaan Cabdulaahi Cusmaan daar ,kana tirsanaa xisbigi Leegada ee...

Sarakiil ka kala tirsan sirdoonka Talyaaniga iyo Israa’iil oo ay Dooni la degtay

0
Afar qof oo ay ku jiraan laba sargaal oo ka tirsan sirdoonka Talyaaniga iyo mid ka tirsan Sirdoonka Israa’iili ah ayaa geeriyooday kadib markii...

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baraawe

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magalada Baraawe ee...

Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee ay Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin)

0
Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga koowaad ee dagaalka lagula jiro...

Dhinacyada isku haya Suudaan oo ku heshiiyay in la kodhiyo xabbad joojintii horay u...

0
Bayaan ay si wadajir ah u soo sareen Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa lagu sheegay in dhinacyada ku dagaalamaya Dalka Suudaan ay ku heshiyeen in...

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Itoobiya uga qeybgalay shirka Eapcco

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto. Sulub axmed Firin iyo wafti Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Dalka Itoobiya uga qeyb galay kulankii 5-aad...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan casha ah la qaatay wafdi ka socda Jabuuti

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa casha sharaf ugu sameeyay wafdiga dalka aan walaalaha...

Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyay weerar gaadmo ah oo ay damacsanaayeen khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka hortagay malleeshiyaadka khawaarijta oo isku dayay in ay weerar gaadmo ah kusoo qaadaan magaalada Masagawaay ee Gobalka Gal-gaduud,...

Hadal jeedinta madaxweynaha ee furitaanka kalfadhiga 3-aad ee Baarlamanka

0
1. Guddoonka labada gole ee BFS; 2. Ra’iisul Wasaaraha XFS 3. Xildhibaanada labada gole ee BFS; 4. Mudanayaal iyo marwooyin. Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu; Ugu horreyn, waxaan u mahadcelinayaa...