Keydkii hubka iyo rasaasta ee khawaarijta Al-shabaab oo gubtay
Waxaa gebi ahaanba bas beelay keydkii hubka iyo saanadda ee malleeshiyada khawaarijta Al-shabaab ay ku lahaayeen degmada Jilib ee gobolka shabeellada dhexe.
Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed...
Soomaaliya oo Bilaabeysa Weerarkii 2-aad ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee Koonfurta (WARBIXIN)
Kadib guulo muhiim ah oo laga gaaray Al-Shabaab dabayaaqadii sanadkii 2022-kii, Dowladda Soomaaliya waxay bilowday duulaankii ka dhanka ahaa kooxda xagjirka ah iyadoo hadafkeedu...
Ciidamada Suudaan: Xabbad joojinta nagama hor istaagayso inaan u jawaabno maleeshiyaadka RSF
Sida ay sheegayaan wararka, dagaallo xooggan ayaa dib ugu bilowday Caasimadda Suudaan, xilli dhawaan Ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo kuwa RSF-ta ay ku...
Cabista Sigaarka & isticmaalka Tubaakada waxaa ka dhasha halis Caafimaad
Maanta oo kale 31 Maajo sanad walba waxaa loo asteeyay, maalinta caalamiga ah ee joojinta cabista Sigaarka iyo tubaakada, (WORLD NO TOBACCO DAY) taasoo...
Wasiirka gaashaandhigga dalka oo la kulmay safiirka cusub ee UK
Wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay safiirka cusub ee UK u qaabilsan Soomaaliya Mr. Michael Nithavrianakis, iyagoo is...
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo booqday xarunta taliska Booliska Ethiopia.
Addis Ababa- Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Axmed Firin iyo wafdi saraakiil Boliis ah oo uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Turkiga u...
Hantidhawraha Qaranka oo qaabbilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane, Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta qaabbilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane, Haakon Svane iyo Madaxa Iskaashiga...
Ra’iisulwasaare Xamse:” Maanta waxaan isugu nimid in aan ganacsiga Soomaliya ku xirno midka Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo dhagax dhigay Dekadda Baraawe
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhagax dhigay Dekadda caasimadda...










