Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Wadadda Via Liberia

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska Shaqaalaha iyo Waddada 21...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir guddoomiyey kulanka Guddida joogtada Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Mohamed Nuur Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 4-aad ee aan caadiga aheyn, ee...

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug oo qaabilay Ergeyga Cusub ee QM

0
Dhuusamarreeb:-Madaxweynaha Dowladd gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya...

Shirkii wadatashiga oo ku soo dhammaaday jawi is Afgarad ( WARBIXIN)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku casuumay Madaxda talada heysa haatan iyo Madaxdii hore, si ay uga soo...

WARAABE BAA LAGA SHEEGAY: ILLA CANKA SUBAGU SOO QUBO MA QABOOBAAYO

0
Waraabe la wareystay lana weydiiyey su'aal ah: Mr Waraabow haatan waa adigan Da' taagan, cimri-gaagana dhagar baad ku jirtay, boob iyo dhuumasho uu dhabarku...

TUUGGII CAQLIGA BADNAA (QEYBTII 1-AAD)

0
Tuug guuray oo muddo xadidda xoolaha ummadda muddo dheer ku qaraabanayay ayaa habeen guri dagan oo ay dadkii lahaa hawo gadis uga maqanyihiin u...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 48 -AAD)

0
Markuu arkay in ay gambarkeedii soo sidato, ayuu intuu Cumareey oo ku soo laabtay sacabka garabka ka saaray barkinta hoosteedana nus shilin ka soo...

Howlgal qorsheysan oo lagu burburiyey goobo khawaarijtu ku kaydsan jireen sunta qaraxyada iyo saanad...

0
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada 16-aad ciidanka kumaandooska Danab XDS G/Dhexe...

SIDEE LOOGA HORTEGI KARAA ISTICMAALKA XAD DHAAFKA AH EE LACAGTA DOLLARKA AH?

0
Dalkeena Soomaaliya waa dal madaxbanaan oo la aqoonsan yahay leh xuduudo la yaqaan lehna lacag astaan u ah oo uu dal walba leeyahay dalkeena...

MAALGASHIGAA MUUJIYA HORUMARKA DHAQAALAHA

0
Wadamada soo koraya waxaa horumarkooda dhanka dhaqaalaha ku xiran yahay maalgashiga horay u maray iyo hay’adda maaliyadda. Waddamada qaarkood ayaa door wacan ka ciyaara dhanka...