Wararka

Guddoomiyaha G/banaadir oo kulan la qaatay Machadka Vlatacom iyo shirkadda PULSEC ee horumarinta iyo...

0
Belgarde:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka Serbia ayaa kulan...

La Dagaalka Khawaarijta waxaa barbar socda xasilinta Deegaannada la xoreeyay (WARBIXIN)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad u sheegay markii uu ku guuleystay markii labaad sanadkii hore inuu...

Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka...

0
Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka Maraykanka Waxa shil gaari ku geeriyooday shan hablood oo Soomaaliyeed dalka...

Xubno ka socda BJFS oo ka qeybgaley shirka Baarlamaanka Aduunka

0
Xubnaha joogtada ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matala Baarlamaanka Adduunka oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa...

Warmurtiyeed: -Ka soo baxay Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada

0
Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gebageboobey Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee XFS iyo Wasaaradaha Isgaarsiinta ee Dowladaha Xubnaha ka ah...

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafiimaadka XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia

0
Addis Ababa:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS xildhiban Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia. Labada wasiir ayaa...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Beijing

0
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay  Bandhiga Carwada 13-aad ee...

Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo la guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah

0
Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa dhowaan ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee ay sannad walba bixiso hay’adda ‘Central Banking’ ee fadhigeedu yahay waddanka...

Maamulka Hirshabeelle oo kormeeray deegaanno uu ku fatahay wabiga shabeelle

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in wabiga Shabeelle uu ku Fatahay in ka badan 72 tuullo  oo bari kaga began Degmada Jowhar. Fatahaadda...

Hoggaamiyaal Afrikaan ah oo doonaya in Ukraine lagu soo dabaalo nabad

0
Todobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabadeed u tagaya  Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka ka socda halkaas. Wafdiga ka...