Wararka

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la kulmay Duqa Caasimadda Belgrade

0
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo booqasho ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka Serbia ayaa la kulmay masuuliyiin ka...

Horjooge horay maxkamadda ciidamadda ugu xukuntay dil oo howlgal qorsheysan lagu khaarajiyay

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen inta u dhexeeysa magaalada Galcad iyo degaanka Baraag Sheekh Caamir ku dilay horjooge...

Shir u Dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo IMF iyo Bangiga Adduunka oo lagu soo gabagabeeyay...

0
Nairobi: Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka...

Prof. Afyare” Dowladda iyo shacabka marka ay is wataan cid kasta way ka adag...

0
Prof. Afyari Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalka ka  dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Dalka, guulaha la...

Soomaaliya oo sannadkan sare u qaaday dhoofinta xoolaha

0
Magaalo madaxda gobolka Bari ee Boosaaso ayaa xalay waxa laga dhoofiyey xoollo gaaraya 150 kun oo neef sids uu xaqiijiyey Wasiirka Xanaanadda xoollaha dowlad...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo furtay aqoon kororsi ku saabsan diyaarinta qeybaha Dhiigga iyo Maareynta...

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada qeybta Tababarada (Internship and Training program) ayaa maanta Isbitaalka Banaadir ku qabatay Siminaar ku saabsan diyaarinta iyo maareynta qeybaha...

Hoggaamiyaal ka tirsan Daacish oo lagu dilay dalka Filibiin

0
Ciidamada Dalka Filibiin ayaa dilay hoggaamiyaal ka tirsan kooxda Daacish ee ka howlgala dalkaasi,kadib kolii ciidamadaasi ay weerar ku qaadeen guryo deegaan ah oo...

Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga oo shir muhiim ah uga qeyb galay...

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cali Ifiye Cali oo uu wehliye lataliyaha Wasaaradda mudane Xasan Xaaji Ibraahim...

Danjire Kullane oo Khudbad ka jeediyay shirka Hirgelinta Hannaanka Horumarinta Waarta ee QM

0
Beijing:- Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Shiinaha, Mudane Cawaale Cali Kullane, iyo Danjireyaasha Dalalka Belgium iyo Pakistan ayaa ah sadexda danjire ee lagu casuumay in...