Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Hiiraan

0
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Isagoo Xilkaas u Magacaabay Mudane...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulammo la qaatay xubnaha labada guddi ee dib u eegista...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga  La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay xubnaha labada guddi ee dib u eegista Dastuurka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha Labada Guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan...

Guddoomiyaha Golah Shacabka BJFS oo guddi gaar ah u magacaabay shaqaaqadii ka dhacday Baraawe

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii...

Ra”iisul wasaare Xamse:”Xukuummadda dan-qaran waxay ku guulaysatay muddo ka yar sannad inay shaqaalaayso 23...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhowaan dowladda Soomaaliya...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarunta Akademiyadda Booliiska Generaal Kaahiye ka furay tababbarka Macallimiinta Qaran

0
Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarunta Akademiyadda Booliiska Generaal Kaahiye ka furay tababbarka Macallimiinta Qaran Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta Akademiyadda Booliiska...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in xal loo helo dadka tahriibka ah ee...

0
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay tallaabo degdeg ah inay qaadaan Midowga Yurub si looga hortago dhimasho kale oo ka dhacda badda Mediterranean-ka ka...

Wasiirka arrimaha gudaha oo u furay tababbar la xiriira Dad-dhigista maamul gobolleedada iyo gobolka...

0
Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray tababbar ay Wasaaradda u qabatay Iskuduwidda Howlaha...

Kalsooni intee la’eg ayay Shacabka Soomaaliyeed ku qabaan Hay’adaha Amniga? (Warbixin).

0
Wada shaqeynta hay’adaha amniga Dowladda federaalka iyo shacabka ayaa suurta geliyay in la wiiqo awoodii Alshabaab iyo hoos u dhac ku yimid weeraradii wuxuushnimada...