Wararka

La-taliyaha Madaxweynaha JFS oo bogaadisay ansixinta Sharciga la dagaalanka hubka Sharci darrada ah oo...

0
Lataliyaha Madaxweynaha JFS Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa Baarlamaanka Dowladda Galmudug ugu hambalyeysay ansixinta sharciga xakameynta...

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo gaaray Dhuusamareeb

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS Mudane  Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay wehliyaan wasiirada waxbarashada dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo gaaray Kismaanyo

0
-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa gaaray magaaladda Kismaanyo oo ah xarunta ku meelgaarka ah ee...

Taxanaha Taariikhda Tacliinta Soomaaliya (qeybtii 3-aad)

0
Qeybtan 3-aad waxaan uga hadleynaa WAXBARASHADA SOOMAALIYA XILLIGII KACAANKA. Markii Ciidamadu la wareegeen talada dalka sanadkii 1969-kii waxaa isbeddel ku dhacay nidaamkii tacliinta ee dalka maadaama...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Muqdisho ku qabatay wajiga Labaad ee wwadatashiga diyaarinta Istaraatijiyadda...

0
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqankan iyo Dalxiiska, waxaana ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska DFS,...

Madaxweynaha Galmudug oo soo xiray shir looga hadlayey hergalinta nimaadka Dowladnimada loo dhan yahay...

0
Dhuusamarreeb- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray shir muddo laba maalin ah ka socday caasimadda Dhuusamarreeb, oo looga hadlayay...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuc ku saabsan horumarinta Caafimaadka Hooyadda iyo Dhallaanka

0
Wasiirka wasaaradda Cafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka...

Ra’iisul wasaare Xamse oo faray wasaaradaha qaybta ka ah tiirka Soomaali heshiis ah inay...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee tiirka Soomaali Heshiis ah, ayaa warbixino ka dhagaystay...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furtay wejiga labaad ee shirka Diyaarinta qorshaha Warbaahinta Qaranka

0
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo Maanta Daahfurtay Wejiga Labaad ee Wadatashiga Diyaarinta Istaraatijiyadda Qaranka Ee Warbaahinta iyo Wada-Xiriirka Oo ay ka qeyb...

Waa kuma Horjooge “Ismaaciil Injineerka” oo madaxiisa la dul dhigay Shan Milyan oo Dollar?...

0
Horjooge Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo Mareykanku dul dhigay madaxiisa lacag dhan 5-milyan oo dollar, waa nin dhagar badan kuna shaqeysta maleeshiyaad uu aad u...