Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay shirka Warbixinta Hindisaha Horumarinta Caalamiga...
Beijing:- Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha, Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa khudbad ka jeediyay Daah-furka shirka Warbixinta Horumarka ee Hirgelinta Hiigsiga Horumarinta Caalamiga ah...
Ururka OIC oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday hooyga safiirka Soomaaliya u fadhiya Suudaan
Jiddah- Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa cambaareeyay weerarkii ay dhowaan koox hubeysan ku qaadday hoyga uu ka degan yahay magaalada Khartoum Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u...
Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Gedo
Kismaayo- Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in gobolka Gedo ay ka jirto xaalad siyaasadeed oo u baahan in...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay magacaabista taliska xoogga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay wareegtada lagu magacaabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha...
Xulka degmada Cabudwaaq oo ku guuleystay koobka degmooyinka Galmudug
Cadaado: Xulka degmada Cabudwaaq ayaa ku guuleystay koobka degmooyinka Galmudug, kaas oo soo socday tan iyo 5-tii bishan una dhexeeyey ilaa 10-degmo.
Cayaarta kama dambaysta...
Saraakiil lagu eedeeyey musuqmaasuq oo la horgeeyey maxkamadda gobolka Banaadir
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta horgeey Maxkamadda gobolka Banaadir saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda dowladda FS, kuwaas oo ku eedeysan Musuq-maasuq, waxaana...
Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Cadaado soona xiraya tartanka cayaaraha Galmudug
Cadaado: Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmdug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Cadaado ee goobolka Galgaduud, isagoo si toos ah...
Golaha wasiiradda oo magacaabay Taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga dalka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo...
Ra”iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo Shirguddoomiyey Shirka guddi hoosaadka Golaha Wasiiradda tiirka Amniga Qaranka
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Amniga Qaran oo lagu...
Israa’iil oo falal xasuuq ah ka geystay xerada Jenin ee dhulka Falastiin
Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin, halkaas oo ay ku dileen saddex falastiiniyiin ah, isla markaana ay ku dhaawaceen ugu...










