Wararka

Wasiirka warfaafinta oo daah-furay dood wadaag ku aaddan gaarista Soomaaliya oo nabad ah

0
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa furay dood wadaag ku saabsan gaaridda Soomaaliya oo nabad buuxda hesha, fikradaha...

14-ruux oo loo haysto dambiyo argagixiso oo la horkeenay maxkamadda ciidamada qaybteeda 60-aad

0
Baydhabo: Maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybteeda 60-aad ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa u fariisatay dhagaysiga dacwad loo haysto...

Labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo yeelanaya kulan wadajir ah

0
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo maanta Safar shaqo...

Taliyaha Ciidanka dhulka oo gaaray Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud

0
Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka General Axmed Aadan ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo Fariinsin u ah Cutubyo Ka...

Dowladda Soomaliya oo sheegtay in Ciidanka ATMIS dhammaantii baxayo December 2024

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Bisha December ee sanadka dambe uu dalka ka baxayo askariga ugu dambeeya Ciidanka ATMIS. La taliyaha Amniga Qaranka...

Tuniisiya iyo Midowga Yurub oo gaaray heshiis ku saabsan kahortagga tahriiibka

0
Midowga Yurub iyo Tunisia ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashi dhammaystiran oo looga gol-leeyahay in lagula dagaallamo socdaalka sharci darada...

Goobihii laga saaray khawaarijta oo laga billaabay dib u soo celinta adeegyadii Bulshada

0
Gobolka Shabeellaha dhexe degaanno katirsan ayaa laga bellaabay mashaariic dib loogu dhisayo Xarumihii adeegyada bulshada sigaar degaanadii laga xoreeyay khawaarijta. Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  daah furay Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha guud, Xiriiriyeyaasha Mashaariicda iyo Lataliyeyaasha sare oo looga hadlayay dardargelinta...

Madaxweynaha Galmudug oo casho sharaf u sameeyay madax ka socotay Qaramada Midoobay

0
Dhuusamareeb:-Madaxweeynaha Dowladda Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa  Aqalka Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb ugu sameeyay casho sharaf madax ka socotay Qaramada Midoobay, gaar...