Wararka

Ra’iisul wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan ku saabsan caddaaladda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey horumarinta Caddaaladda iyo Garsoorka dalka, kaas oo ay ka...

Madaxweyne Laftagareen iyo Cabdi kariin Guuleed oo wada hadlay hannaanka loo wajahayo wada xaajoodka...

0
Baydhabo- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada uqaabbilsan Wada-hadallada Soomaaliland Mudane,...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo xukun ku ridday nin ka tirsanaa khawaarijta

0
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa maanta 10 sano oo xabsi ah ku ridday Yuusuf Xasan Ibraahim oo 42 jir ah, kana tirsanaa kooxda khawaarijta...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Xarunta Keydka Qaran ee Daawada Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo shacabka ugu baaqay in ay ka baxaan xarumihii dowladda

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay banneeyaan xarumaha dowladda si loogu adeego dad weynaha. Mudane, Xamsa Ra’iisul...

Khawaarijta maxaa ka qabsaday deegaanka Bud-Bud? (WARBIXIN)

0
Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ka go’an in ay gabi ahaanba ka tirtirto Khawaarijta Dalka Soomaaliya meelaha ay kaga sugan yihiin ka soo afjarto degaannada...

Wasiirka Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliya

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Tababar u furay 30 xubnood oo ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliya. Wasiir Aweys...

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

0
Pretoria- Koox burcad ah ayaa Magaalada Cape Town ee dalka koofur Afrika ku dilay muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Xasan Axmed Cabdulle. Marxuum Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo soo iibsatay Saanad Ciidan oo isugu jirta Diyaaradaha dagaalka iyo hub...

0
La taliyaha amniga Qaranka , Xuseen Macallin Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo iibsatay diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helicopters-ka iyo hub...

Ra’iisal wasaare Xamse oo kulan la qaatay guddiga dib u daabicidda Shilin Soomaaliga

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay guddiga dib u daabacidda lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda...