Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isku Shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyay Golaha Wasiirada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa  caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha...

Mareeyee ku-xigeenka Haya’adda Tayo dhowrka oo shir uga qayb gashay dalka Congo

0
Congo:-Wafdi ay hoggaamineyso Maareeye ku-xigeenķa Hay’adda Tayo-dhawrka Qaranka Marwo Suubban Cabdi Nuur ayaa ka qeybgalay kulanka 29aad ee Arso General Assembly oo ka qabsoomay...

Wasiirka shaqada XFS oo faray Agaasimaha cusub ee wasaaradda inuu la yimaado hannaan shaqo...

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo uu wehliyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Mudane Yusuf Maxamed Aadan...

Wasiir Faarax Sheekh oo kormeeray goobaha lagu saxayo imtixaaanka qaranka ee dugsiyada sare

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeeray xarunta Akadiimiyada Generaal Kaahiye oo ay...

Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Mausiibooyinka kulan la yeeshay wafdi ka socday hey’adda Bisha Cas ee...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi uu hogaaminaayey Agaasimaha...

Safiirka Soomaaliya ee dowladda Itoobiya oo madaxda hey’adda Geneva Call kala hadlay ciribtirka kooxaha...

0
Addis Ababa- Safiirka safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Warfaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay hay’adda aan dawliga ahayn...

Ra”iisul Wasaare Xamse oo adkeeyey xuquuqda Shacabka Soomaaliyeed ee helidda Biyo Nadiif ah iyo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo sii wada kulamada la xisaabtanka Wasaaradaha, ayaa maanta su’aalo ku saabsan waxyaabaha u...

Wasiirka Amniga oo Agaasime KMG ah u magacaabay haya’adda Socdaalka

0
Wasiirka Amniga oo Agaasime KMG ah u magacaabay haya’adda Socdaalka Wasiirka Amniga XFS Dr Maxamed Cali Doodishe ayaa Mudane Axmed Siciid Maxamed u Magacaabay Agaasimaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dowladda waxaa ka go’an in ay ka maaranto kaalmo shisheeye” (Warbixin)

0
Dal waxaa horumariya dadkiisa oo garab istaag buuxa siiya Dowladda si loo gaaro isku filnaansho buuxa oo dhan waliba ah. Soomaaliya, waxaa kaalmo buuxa siiya...

In ka badan 2000 oo Xujay ayaa Dalka dib ugu soo laabtay

0
xujayda Soomaaliyeed ee soo gutay waajibka Xajka ayaa dalka dib ugu soo laabanaya sida uu Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey Madaxa hawlgelinta Gudidda Arrimaha Xajka...