DHALINYARADA KU SHAQEYSATA BAALASHKA SIDEE LOOGU DHIIRI GELIN KARAA INAY WAXBARTAAN?
Tan iyo burburkii dalkeena soomaaliya waa gabi ahaan qadka Ka baxay kaabayaashii dhaqaale ee dalkeena sida warshaddii soo saari jirtay Sokorta, Burka, Bariiska, Baastada,Caanaha,...
MUSLIMKU: WAA MIDKA DADKU KA NABAD GALAAN
Qofka muslimka ah waa qof dhowrsan oo iska ilaaliya dhammaan waxyaabaha xun xun, muslimku waa ruux markasta samaha jecel, waa ruux shayskasta ka fiiriya...
FADLIGA TOBANKA HORE EE BISHA DUL-XAJ
Dul-Xaj waa bisha laba iyo tobnaad ee ugu dambeysa bilaha Islaamka. Waxayna u leedahay Muslimiinta caalamka ku nool muhiimad weyn, maaddaama bishan gudaheeda ay...
CIIDU WAA FARXAD IYO CIBAADO!
Maalinta ciidu waa maalin aad u qiimo badan waxaa uu yimid Xabiibkeenu scw magaalada madiina iyadoo la ciido laba maalmood markaasu yiri: waa maxay...
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka sameyay gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo fadhigooda yahay Deegaanka Danoow gaar ahaan Ururkeda 26-aad gutada 6-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal gaar ah oo ay ka...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay Afmadow iyo...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay 120 KM oo ah inta u dhexeeysa Degmooyinka Afmadow iyo Kismaayo.
Howlgalkan oo...
Taliyaha Sirdoonka Kenya oo Muqdisho soo gaaray
Taliyaha hay’adda Sirdoonka Kenya Mudane Nuuradiin Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa goor-dhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.
Taliyaha hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka...
Ciidanka Boliiska oo muwaadiniin Soomaali ah ku wareejiyay boosas loo heystay si sharci darro...
Ciidamada Boliiska ee Gobolka Banaadir ayaa maanta muwaadiniin Soomaali ah ku wareejiyay 3 boos oo ku yiillay Degmooyinka Kaaraan iyo Hilawaa,kadib markii muddo dhowr...
Sheekh Aadan Madoobe oo magacaabay guddi ka talabixiya heshiiskii Qaran ee Golaha Wadatashiga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhowaan...










