Wararka Gudaha

Wasaaradda waxbarashada JFS oo go’aan ka soo saartay tacliinta sare ee dalka

0
Wasaaradda Waxbarashada hiddah iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed wax ay la wadaagtay in ardayda ka soo baxdah dugsiyada sare ee dalka...

God gashaa ama Ari raacdaa, waa lagugu soo galay (WARBIXIN)

0
Ceelbuur waa magaalo kulansatay Qurux iyo hanaan wanaagsan marki aad eegto biyaha dur duraya ee dhex ceegaaga bartankeeda iyo jawiga u goonida ah oo...

In ka badan 60 muhaajiriin ah oo ku dhintay badda u dhow xeebta Cape...

0
In ka badan 60 qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kadib markii dooni alwaax ah oo ay la socdeen dad muhaajiriin ah...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo Muqdisho ka daahfuray dib u eegista qorshaha horumarinta...

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Jaamac ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee qorshaha 9-aad ee horumarinta Qaranka oo ay soo...

Wasaaradda gaashaandhigga oo sheegtay in 30-ka tirsan Khawaarijta lagu dilay hawlgal ka dhacay Galgaduud

0
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Jeneral Cabdullaahi Cali Caanood oo caawa shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hawlgal maanta ka dhacay...

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo cilimada u abaabulaysa la dagaalanka Khawaarijta

0
Wasiirka wasaaradda aqqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow Abuu-mansuur oo ay garabtaaganyihiin qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in...

Guddoomiye ku xigeenka amniga gobolka Banaadir oo degmada Yaaqshiid kula kulmay saraakiisha ciidanka xasilinta

0
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) oo uu wehliyo Xog’hayaha guud ee maamulka gobolka Banaadir mudane Feysal...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay danjiraha Yurub

0
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb danjiraha midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo...

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo shahaado sharaf guddoonsiiyey orodyahanka Soomaaliyeed Cali Iidow

0
Addis Ababa: Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa iyo qaar kamid ah diblomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ayaa...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo xariga ka jaray xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta...

0
Ra’isal wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Jaamac ayaa maanta xarigga jaray xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliyeed ee SODMA. Ra’isal wasaare ku xigeenka...