Wararka Gudaha

DAALACASHADA IYO AKHRISKA BADAN OO GARAADKA KORISA

0
Ruux kasta oo caado u ah habdhaqanka akhriska waa hubaal in uu dheehanayo waayo aragnimo badan. Dhaqanka wax akhriska waxaa uu u horseedaa qofka in...

XAWAALADAHA DALKA OO HOWL MUHIIM AH U HAYA BULSHADA SOOMAALIYEED.

0
Nolosha dad badan oo ku nool dalka waxay ku tiirsan yihiin lacago xawilaad ah oo ay ka helaan qaraabadooda ku nool dibadda oo ku...

JADEECADA OO SABABTA NAFAQO DARRI IYO TAMAR DARRI

0
Jadeecada ayaa guud ahaan laga helay dunida goor hore wolow ay ku kala duwan yihiin xaddiga caabuqa jadeecada ay haleesho waddamada. Xaddiga jadeecada ee qaaradda...

BOLIISKA OO WADA HOWLO WAX KA TARAYA AMMAANKA

0
Magaalada Muqdisho habeenadan ugu dambeeyey boliiska ayaa ka wada howlo amaanka wax ka taraya oo lagu hubinayo amaanka iyo nabadgelyada xaafadaha . Waddooyinka iyo xaafadaha...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray magaalada Baraawe

0
wasiirka gaashaandhigga XFS,guddoomiyaha  Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarow,Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute, Wasiirka Cadaaladda...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo xiray shir u qabsoomay madaxda waxbarashada ee dalka

0
Wasiirka Waxbarashada XFS Mudane Faarax C/qaadir ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray shir 3- cisho ah oo u socday madax ka kala socday guddigga...

Shiinaha oo caalamka ugu baaqay in la horumariyo hannaanka siyaasadda ee Soomaaliya

0
Ergayga joogtada ah ee dowladda Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhang Jun ayaa ku baaqay in la sameeyo dadaallo lagu horumarinayo hannaanka siyaasadda ee...

Mareykanka:Ururada bulshada oo dalbaday in la taageero qoysas ay ka baxeen shan gabdhood

0
Culimada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ayaa Jaaliyadda Soomaliyeed ee degan gobolkaas ugu baaqay inay garab istaagaan qoysaskii ay ka baxeen 5-tii gabdhood...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku tagay Austria

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda FS Mudane Abshir Cumar Jaamac  ayaa soo  gabagabeeyay kulan  uu kaga qeybgalay Dalka Austria oo la xiriiray Mamnuucidda Tijaabinta Hubka...

Wasiirka Awqafta XFS oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaalida ee Miina

0
Wasiikar Awqafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kormeer ku tagay goobaha la dajiyay xujeyda Soomaaliya ee...