Madaxda qeybta 43-aad oo kormeer dhiirigalin ah ku tagay fariisimaha ciidanka ee Baarsanguuni.
Taliyaha qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga Jeneraal Dalka Cali Maxamed Maxamuud ayaa kormeer howleed oo ku saabsanaa xaaladda ciidanka ku tagay fariisimaha ciidanka ee...
Xi Jinping oo K/Afrika kaga qeybgalaya kulanka dalalka ku bohoobay Ururka BRICS
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shir madaxeedka wadamada ku bahoobay ururka BRICS, kaas oo ka furmaya Dalka Koonfur...
In ka badan 20 Dhagar-qabe oo lagu dilay howlgal ka dhacay Sh/Hoose
In ka badan 20 Dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ciidamada Qaranka iyo Saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaanka...
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo qorshaha dowladda kaddib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne oo shacabka soomaaliyeed...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay Sheekha Al-Azhar Al-Shariif iyo madax kale
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa magaalada Qaahira kula klmay Sheekha weyn ee...
Danjire Warfaa oo xafiiskiisa ku soo dhoweeyay wafdi ka socda DF iyo M/gobolleedyada
Adis Ababa:- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa,ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa kusoo dhoweeyey wafdi ballaaran oo ka socday...
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Dalka Hindiya
Wasiirka ku-xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee xukuumadda fedaraalka Soomaaliya, mudane Xildhibaan Maxamed Xasan Bullaale oo uu wehlinayo Danjiraha Dowladda Soomaaliya u jooga...
Cabdi Xaashi Cabdullaahi”Cadow dhibaato ku haya dalkaan ayuu ka hortagayaa sharcigaan hadii la meelmariyo”
kulanka golah aqalka sare JFS oo ay ka qayb galeen wasiirrada dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedayda dalka gobolka Banaadir,Xildhibaan iyo bulshada raydka ah...
Dibadbax lagu taageerayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka Khawaarijta oo ka dhacay Baxdo
Baxdo:-Isku soo bax balaaran oo ay ka soo qayb galeen maamulka deegaanka Baxdo iyo dadweynaha ka kala yimid Cadaado,Godinlabe,Ardo,Marsamage,Dhuumodle,Dhagtuur,Kaxandho,Cadakibir iyo magaalooyin kale oo hoostaga...










