Wararka Gudaha

YAA XAQ KUGU LEH (QEYBTII 6AAD)

0
XAQA QOFKA WEYN Qofka weyni waa qofka gu` iyo da`ba kaa weyn , kaana cilmi badan, kaa taqwo iyo cabsi badan, jaah iyo sharafna  leh. Tusaalooyin...

MAAREYNTA WAQTIGA

0
Waa waxa ugu wayn ee uu Allaah aadanaha ugu nimceeyay, waana xili soo maro qof kasto oo nool aan dib ugu soo labanay inuu...

LIIBIYA HAATAN IYO WAAGII QADAAFI (QEYBTA 1AAD)

0
waa dal ku yaal gobolka docda waqooyi ee qaaradda Afrika oo madax-bannaanidiisa ka qaatay gumeystihii talyaaniga 24 December sanadkii 1951-dii, waxaana dhinaca waqooyi ka...

WAA MAXAY FAA’IIDADA AY LEEDAHAY IN AF-SOOMAALIGA SI WANAAGSAN LOO BARTAAHI?.

0
Afsoomaaligu wuxuu xambaarsanyahay dhaqankeenii, sooyaalkeenii, suugaanteenii, Hiddeheenii iyo wax kastoo qeymo iyo abde inoo leh sidaa darteed waxaa lama huraan ah in aqoonta aas-aasigaa...

SI LOO HELO DAD IYO DUUNYO CAAFIMAAD QABA MAXAAN U BAAHAN NAHAY?

0
Marka ugu horreysa xoolaheenna ma xisaaban yihiin ari geel lo maxaan tiro sax ah heysanaa haddaan soomaali nahay? Xaqiiqo ahaan jawaabtu waa maya laakiin...

NOOTAAYO MAXAY QABATAA?

0
Nootaayo waa Xafiis u xilsaaran qabashada adeegyada Sharciga ah. Waxaa furitaankiisa u xilsaaran Wasaarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo dhaqancelinta  ayada oo raacaysa Xeerka Nootaayada...

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Comoros ee Ethiopia oo ka wadda hadlay Adkaynta Iskaashiga Labada Dal

0
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Comoros ee dalka Ethiopia Ambassador Cabdullaahi Maxamed Warfaa iyo Ambassador Youssouf Assoumani Mondoha, ayaa xaruunta Safaaradda Comoros ee Addis Ababa ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada qaranka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Mudane Cabdixakiim waxa uu ahaa...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorshaysan ka fuliyey Magaalada Buqa-qable ee gobalka Hiiraan

0
Buqa-qable:-Howlgalka waxaa lagu beegsaday saddex xaruumood oo Khawaarijta ay lahaayeen kuwaas oo dhammaantood la burbruriyay. Goobta ugu horraysa waxa ay ahayd Garaash ay Khawaarijta u...

Dibadbax lagu taageerayo gulufka dagaal ee ka dhanka ah Khawaarijta oo Cadaado ka dhacay

0
Banaan-baxaan oo ahaa mid lagu taageerayay dhameystirka wajiga 1-aad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta ayaa ka dhacay magaalada Cadaado ee gobolka galgaduud. Boqolaal...