Wararka Gudaha

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo ku dhawaaqay in Xujeydii ugu horaysa maanta dalka...

0
Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali {Abuu-Mansuur} ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah uu maanta u bilowday duulimaadka Xujeyda...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daahfuray imtixaanka Dugsiyada Dhaxe

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista imtixaanaadka Dugsiyada dhaxe ee gobolka...

Howlgal gaar ah oo lagu bur-buriyay Gaadiid ay saarnaayeen hub iyo maleeshiyaad Khawaarij ah...

0
- Khasaaro xoog leh ayaa maleeshiyaadka Al-shabaab ka soo gaaray howlgallo gaar ah oo ciidanka qaranku ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dalka Turkiye

0
:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa xalay gaaray Maagalada...

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa baada ganacsatada Muqdisho oo la toogtay

0
Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa toogtay Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa baada iyo qalqal galinta ganacsatada iyo shacabka Muqdisho Ninkaas ayaa...

Maxay ka Faa’iidi Doonaan ka mid Noqoshada Suuqa Bariga Afrika Ganacsatada Soomaaliyeed ?

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbadda Salaadda Jumcaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC)...

Ciidanka Xoogga oo weerar qorsheysan ku dilay dhowr qof oo khawaarij ah

0
Ciidanka Kumandoosta Danab oo kaashanaya saaxiibadda caalamiga ah ayaa weerar qorsheysa la beegsaday kooxda Khawaarijta Alshabaab oo ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo. Howlgalkaasi oo ka...

Hannaanka dhameystirka xubinnimada soomaaliya ee urur goboleedka bariga afrika (eac)

0
Maalin kale oo farxadeed iyo guul u soo hoyatey Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo cagta saartey tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga...

R/Wasaare Xamsa ku baaqay in la dardar galiyo howlaha ku aadan la dagaalanka khawaarijta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Somaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku baaqay in la  dardargaliyo howlaha ku aadan la dagaalanka kooxaha khawaarijta ee weli...

Sagaal qof oo ku dhintay mudaaharaadyo ruxay Dalka Senegal

0
Ugu yaraan sagaal qof ayaa lagu dilay dalka Senegal isku dhacyo dhexmaray booliska rabshadaha ka hortaga iyo taageerayaasha hoggaamiyaha mucaaradka ninka lagu magacaabo Ousmane...