Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo dhaxmarta degmada Cabdicasiis
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho ka dhagax-dhigay Waddo Laami ah oo...
Guddoomiye Sheekh aadan madoobe oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda boqortooyada sacuudiga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Maxamed Nur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda...
Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka oo maalintii labaad galay
Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka iyo Saameynta Bulshada ay ku leeyihiin oo galay Maalinkii labaad.
Shirkaan ayaa shalay waxaa daahfuray Ra’iisul wasaare Xamze Cabdi...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay wafdi ka socda dowladda Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wasiirada...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay wafdi ka socda dowladda Soomaaliya
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wasiirada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka...
Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan, Xisbiga iyo isbahaysigiisa siyaasadeed, guusha taariikhiga ah ee ay ka soo hoyeen doorashooyinka dalkaas, waxa uuna...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo heysto kalluumeysato ajaanib ah
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo heysto ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay badda Soomaaliya 10kii April 2023 kuwaas oo...
Ra’iisul Wasaare Xamse ” Xukuumadda waxaa ka go’an in ka hortagto wararka been abuurka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta Taban ee...
Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay xarunta Qaramada Midoobay ee Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay shirweynaha aragti wadaagga xakamaynta wararka been abuurka ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Muqdisho ka furay shirweynaha aragti wadaagga xakamaynta wararka been abuurka ah iyo saameynta ay...










