Wararka Gudaha

Soomaaliya oo 63 jir ah, aan dib u milicsano taariikhdeenna ku saabsan adkeysiga, soo...

0
Maanta oo ay taarikhdu tahay kowda bisha Luulyo waxaan u dabaaldageynaa maalintii aan hananay xoriyadeena, 63 sanno ka hor. Waa in aan dib u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ubax dhigay...

Waa maxay farqiga u dhexeeyo Gaalada iyo khawaarijta Al shabaab? (WARBIXIN)

0
Shirweynihii Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho intee u dhaxeysay 23-26-kii Janaayo ee sanadkan ayaa waxaa laga soo saaray go’aanno badan oo khuseeya...

QM oo munaasabadda 1-da Luuliyo awgeed u hambalyaysay Shacabka Soomaaliyeed

0
Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo hambalyo ku Aaddan 1-da Luulyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka soo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka 1-da Luulyo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen...

1-da Luulyo “Mataanayntii Maandeeq”

0
Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn quluubtooda, kuwaasi oo ku...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Uganda Tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Xoogga Dalka

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta dalka Uganda tababar ugu soo xirey 2 guuto oo ka mid noqoneysa Ciidanka...

Maleeshiyada Khawaarijta ee Al-shabaab oo qarxayo ku wareertay Masaajidka deegaanka Daaru-nimca

0
Khawaarijta ayaa qarxyo ku weerartay masaajidka deegaanka Daaru-nimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe,kaas oo ahaa halka masaajid ee dadka deegaanka oo dhan ay ku cibaadaysan...

Duqa Minneapolis oo u hambalyo u diray dadka Soomaalida ee ku nool Mareykanka

0
Duqa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasoota oo ka tirsan dalka Maraykanka Mr.Jacob Frey oo ka hadlay xaflad lagu maamuusaayey todobaadka xoriyadda ee Soomaaliya ayaa...