Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ciidanka ku bogaadiyey howlgalka sifaynta khawaarijta
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Ciid Daahir ayaa fariin Hambaliyo ah u diray guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Galmudug...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo sifayn ah kawada magaalooyinka Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad
Ciidamada Xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo Xoogagga Difaaca Shacabka ayaa saaka howlgallo sifayn ah waxay ka wadaan magaalooyinka Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad.
Meelaha qaar Khawaarijta...
Wasiirka maaliyadda XFS oo Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya
Nairobi- Wasiirka Maaliiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo ku sugan magaaalda Nairobi ee dalka Kenya ayaa shir Guddoomiyay kulan muhiim...
Ciidamadda xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Qodqod ee gobolka Mudug
Gaalkacyo- Ciidanka Xoogga DalkaSoomaaliya iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Khawaarijta jab xoog leh ku gaarsiiyay howlgal xoogan oo ay ka sameeyeen deegaanka Qodqod ee...
Ciidamadda Ammaanka oo gacanta ku dhigay gaari qarax ah oo la doonayey in shacabka...
Ciimadda ammaanka magaaladda Muqdisho oo fulinaya howlgalo amniga lagu sugayo gaar ahaan howlgaladda xasillinta caasimadda ayaa deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ku qabtay gaari...
Haweenka Magaalada Ceelguula oo Taakulo ku wareejiyey Ciidanka Qaranka
Haweenka Magaalada Ceelguula ee Gobolka mudug ayaa deeq taakulo ah oo iskugu jirtay Xoolo ,Biyo iyo Cunooyin ku wareejiyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta...
Ra”iisul wasaare Xamse : Aqoonsiga Dadweynuhu waa Dastuuri
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Aqoonsiga Dadweynuhu yahay Xuquuq Dastuuri ah oo maanta dowladdu hirgelisay, ayna heleen Shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka...
Khaaarijtu sidii laga filaayay ayay u calaacashay (WARBIXIN)
Alshabaab ayaa dadka u ballaminaya hadal-jeedinta mid ka mid ah horjoogeyaasha kooxda ugu arxanka daran, waa Mahad Karatee. Waxay na leeyihiin wuxuu ka hadli...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan sagootin ah xalay u qabtay Wafdigii ka Socday Dalka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalat kulan casho sharaf sagootin ah u sameeyay Wafdiga Dowladda Djibouti...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay wafdiga walaalaha dalka Jabuuti
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyay wafdiga walaalaha Jamhuuriyadda...










