Xafladda caleemo saarka Guddiga labada gole ee Ururka dhaqaatiirta oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleemo saaraayey Guddiga labada gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed.
Munaasabaddaan oo sidoo...
Madaxweynaha JFS oo soo dhaweyay aqbaaladda codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada EAC
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada...
Taliyaha ciidanka booliska oo booqday taliska booliska dowlad deegaanka Soomaalida
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo oo howlo safar shaqo ku joogay Magaalada caasimadda...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ โ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ ๐๐ฎ๐บ๐ฎ ๐๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ผ ๐บ๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฎโ.
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda ayaa sheegay in Xukuumadda looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii Hannaanka...
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay soo kabasho laโaanta dhanka shaqada ee Afrika iyo...
Waddamada dhaqaalahoodu hooseeyo ee Afrika iyo Bariga Dhexe ayaa la sheegay in ay ka ka maqnaan doonaan booska soo kabashada caalamiga ah ee heerarka...
Taliyaha Ciidanka Lugta oo gaaray Deegaan xeebeedka Mareeg
Taliyaha ciidanka Lugta ee xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa kormeer waxaa u ku tagay deegaan xeebeedka Mareeg ooย hoostaga degmada Ceeldheer ee...
Zimbabwe oo u yeertay sii hayahii u fadhiyay safaaradda Mareykanka
Wasaaradda Arriamaha Dibadda ee Zimbabwe ayaa Arbacadii u yeeray sii hayaha safaaradda Mareykanka u fadhiyay Elaine French ka dib markii ay ku Eedaysay in...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Teleefoonka ku wada xiriiray
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa ugu hambalyeeyey...
Wasiir Fiqi oo qaabilay wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha Finland.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda FS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Wasaaradda arrimaha...
Wasaaradda Waxbarashada oo war ka soo saartay xiritaanka Imtixaanka Dugsiyada sare
WAR-SAXAAFADEED
XIRITAANKA IMTIXAANKA FASALKA 12AAD EE SANNAD-DUGSIYEEDKA 2022/2023
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Taclinta Sare waxaa guul weyn u ah in uu si nabad galyo ah ku...









