Wararka Gudaha

WAA MAXAY HIV AIDS?

0
HIV waxay u taagan tahay fayraska hoos u dhigga difaaca jirka bani’aadamka. HIV wuxuu dhaliyaa AIDS. Cudurka eydhiska waxaa laga soo gaabiyay Acquired Immuno...

GEESIGU GASHAN KAMA MAARMO

0
Haddii aad tahay wiil geesi ah  ama oo rag iyo  haweenba meel  iska saaray hadaana hanti adduunyo ilaahey gacantiisa geliyey, derejo iyo xil qaaday...

WAALIDOW UBADKAAGA USLUUBTA BAR.

0
Sida alabka dadka eebbe yahay gabar iyo wiil kii uu yahay haddii uu qofku   asagoo jir ahaan iyo maan ahaan u fayow qaan-gaar noqdo...

SIDEED U NOQAN KARTAA MACALLIN GUULAYSTAY.

0
Barenimadu waxay kamid tahay xirfadaha ugu muhiimsan ee lafdhabarka u ah hormarka iyo baraaraha qofeed iyo midka bulsho ee dal walba, waxaana lagu tiriyaa...

FAA’IIDOOYINKA LAGA HELO BUUGAAGTA OO LA AKHRIYO.

0
Maqaalkeena waxaan diirada ku saareynaa todobaadkaan faa'iidooyinla laga helo akhriska buugaagta. Akhriska buugaagta waxaa laga helaa faa'iidooyin badan oo gacan ka geysta korriinka iyo horumarka...

Ciidanka Xasilinta Caasimadda oo ku guuleystay sugidda aminga Magaalada Muqdisho

0
- Qeybaha kala duwan ee laamaha amniga oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay in amniga Magaalada Muqdisho uu noqdo mid aad u sarreeyo, kaddib markii...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo la kulmay Xildhibaan Ilhaan Cumar

0
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa galabta ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar oo ka mid ah Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka...

Maamulka gobolka Banaadir oo deeq raashin ah ku wareejiyey taliska Xoogga dalka

0
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta Taliska Xogga dalka ku wareejiyey deeq Mucaawino ah oo ay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara...

0
New York, 18 September, 2023 – Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM...

Ciidamada qalabka sida iyo shacabka oo inta badan gobolka Mudug ka sifeeyay Khawaarijta

0
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Khawaarijta kala wareegay inta badan fariisimihii ugu muhiimsanaa cadawga ee gobolka Mudug oo ay ka mid ahaayeen...